Cristiano Ronaldo Oo Jeclaan Lahaa Inuu Sanad Kasoo Ciyaaro Horyaalka MLS-ka Mareykanka

0
Saturday November 07, 2015 - 12:03:28 in Sports News by
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Jeclaan Lahaa Inuu Sanad Kasoo Ciyaaro Horyaalka MLS-ka Mareykanka

    Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuu ku fakarayo ka ciyaarida horyaalka MLS-ka mudo sanad ah inkastoo wakiilkiisa Jorge Mendes uu qiray in xidigaan uu waayahiisa ku dhameesan doono Bernabeu. Cristiano Ronaldo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuu ku fakarayo ka ciyaarida horyaalka MLS-ka mudo sanad ah inkastoo wakiilkiisa Jorge Mendes uu qiray in xidigaan uu waayahiisa ku dhameesan doono Bernabeu. Cristiano Ronaldo oo 30-jir ah ayaa si ba'an loola xiriirinayaa Paris Saint Germain iyo Manchester United balse Mendes ayaa so afjaray riyooyinkaas isagoo sheegay in xidigaan uu Los Blancos ku dhameesan doono.

Si kastaba kabtanka Portugal ayaa quuldareynaya inuu xili ka ciyaaro horyaalka MLS-ka isagoo doonaya inuu raaco wadadii Beckham, Henry, Gerrard, Lampard iyo Andrea Pirlo kuwaas oo waqti ku qaatay horyaalkaan.

"Igama xirna albaabka horyaal walba oo dunida ku yaala” ayuu yiri Ronaodl, "Waxaan ku fakaraya inaan sanad ka ciyaaro MLS-ka, waxaan mar walba dhihi jiray nolosha iyo ka ciayarida halkaas waa suuragal”

Ugu dambeyntiina Ronaldo ayaa amaan dusha uga tuuray kooxdisii hore Man United, Sir Alex Ferguson iyo xidigahii ku caawiyay hormarkiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip