Kooxdii Ay Saamiga 50% Lahaayeen Halyeeyadii Man United Giggs, Scholes, Putt, Gary & Phil Neville Oo Guul Taariikhi Ah Gaartay Xalay

0
Saturday November 07, 2015 - 11:57:04 in Sports News by
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxdii Ay Saamiga 50% Lahaayeen Halyeeyadii Man United Giggs, Scholes, Putt, Gary & Phil Neville Oo Guul Taariikhi Ah Gaartay Xalay

    Salford City ayaa guul tariikhdi ah gaartay xalay kadib markii ay 2-0 ku dhufteen dhigooda Notts County kulan ka tirsan koobka FA Cupka. Gary Neville, Nicky Putt iyo Paul Scholes ayaa nasiib u helay iney daawadaan kooxda ay saamiga ku leeyahiin oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salford City ayaa guul tariikhdi ah gaartay xalay kadib markii ay 2-0 ku dhufteen dhigooda Notts County kulan ka tirsan koobka FA Cupka. Gary Neville, Nicky Putt iyo Paul Scholes ayaa nasiib u helay iney daawadaan kooxda ay saamiga ku leeyahiin oo guul gaareysa.

Salford

Salford City waxey qeybta labaad ee ciyaarta u aheyd mid wanaagsan madama ay heshay labada gool goolka hore waxaa dhaliyay xidigii hore Sheffield United Danny Webber waxyar kadib markii nasiinada laga soo laabtay.

Richie Allen oo badal kusoo galay ciyaarta ayaa si qurux badan hogaanka ugu dheereyay kooxdiisa kadib markii uu si fiican goolhayahii hore Manchester United Roy Carroll u daba mariyay goolka.

DAAWO SAWIRADA:

Salford n6 Salford n5 Salford n4 Salford n3 Salford n2 Salford n1 Salford n




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip