Doorashada Xubnaha Aqalka hoose oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

0
Wednesday January 18, 2017 - 10:07:20 in Wararka by
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Xubnaha Aqalka hoose oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

    Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta Aqalka hoose ee ka harsan Gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta Aqalka hoose ee ka harsan Gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho.

2 Kursi oo beelaha Ciise ah iyo Hal Kursi oo Isaaq Toljecle ah ayaa maanta la dooranayaa sida ay xaqiijyeen guddiga doorashada dadban ee dalka.

Xarunta Gaadiidka Booliska ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Xubnaha matala Somaliland ee ku biiraya Baarlamaanka Federalka Somaliya.

Khamiista ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo doorashada Golaha Shacabka ee Xubnaha matala Somaliland.

Doorashooyinka Xubnaha Aqalka hoose iyo Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi marka laga soo gaba gabeeyo, kadib xubnahaasi waa la dhaarin doonaa, waxayna si rasmi ah u fariisan doonaan shirarka Baarlamaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip