DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo ay ku dhinteen 15 qof tiro kalena ay ku dhawaacmeen

0
Tuesday January 17, 2017 - 15:05:08 in Wararka by
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo ay ku dhinteen 15 qof tiro kalena ay ku dhawaacmeen

    Wararka naga soo gaaraya degmada Tal Yabes oo ku taalla Bariga Magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in labo Qarax ay ka dhaceen halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya degmada Tal Yabes oo ku taalla Bariga Magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in labo Qarax ay ka dhaceen halkaasi.

Inta la xaqiijiyay 15 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ay ku dhawaacmeen .

Qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday labo Gaari oo laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.

Qaraxyada waxaa la la beegsaday goob joogeen ciidamada Ammaanka dalka Ciraaq, waxaana dadka dhintay ay isugu jiraan Askar iyo shacab.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Ammaanka dalka Ciraaq ayaa sheegay in Qaraxyo ay ka dhaceen goob Mashquul badan oo ku dhow Suuqa degmada.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip