War deg drg ah Ninkii laayey dadkii ku caweynayey Sanadkii cusbaa 2017 magaalada Istanbul oo lagu qabtay hooygiisa iyo gabar Soomali oo.lala qabtay

0
Tuesday January 17, 2017 - 14:26:50 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg drg ah Ninkii laayey dadkii ku caweynayey Sanadkii cusbaa 2017 magaalada Istanbul oo lagu qabtay hooygiisa iyo gabar Soomali oo.lala qabtay

    Ninkii ugu raadiska badnaa sanadkii cusubaa oo 39 qof ku laayey meel lagu caweeyo oo ku yaalo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu qabay guri ku yaalo xaafad ka tirsan magaalada Stanbuul isagoona lala qabtay cunugiisa oo 4 jir ah iyo 4 Hawee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkii ugu raadiska badnaa sanadkii cusubaa oo 39 qof ku laayey meel lagu caweeyo oo ku yaalo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu qabay guri ku yaalo xaafad ka tirsan magaalada Stanbuul isagoona lala qabtay cunugiisa oo 4 jir ah iyo 4 Haween ah oo ka soo kala jeeda Soomali,Masar,Senigal iyo karsarbajan

Qabashada shaqsigaan diligaa ah ayaa dalka Siiriya ka soo galay isagoo magac been ah wato waxuuna Habeenkii sanadka cusub ku laayey goob lagu caweeyo 39 qof waxuuna dhawacay 60 qof waxuuna qoreyga daraan dooriga u dhaco ku riday 120 xabad

qabashada shaqsigaan diliga ah ayaa waxaa ka danbeeyo ciidamada amniga dalkaasi Turkiga waxaana lala qabtay gabar Soomali iyadoona la ogeen in uu qabo in kale waxaase sugeynaa wararka danbe waxaana warka qabashada baafiyey saxaafada dalka Turkiga




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip