Guddoomiyaha maxkamadda Sare "Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka"

0
Sunday December 25, 2016 - 11:19:03 in Wararka by
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha maxkamadda Sare "Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka"

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa shaaciyay in garsoorayaasha ku sugan gobollada dalka ay muhiim tahay in lamideeyo isla markaana ay ka wada shaqeeyaan si bulshada ay u heli lahaayeen cadaalad iyo garsoor mideysan loogana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa shaaciyay in garsoorayaasha ku sugan gobollada dalka ay muhiim tahay in lamideeyo isla markaana ay ka wada shaqeeyaan si bulshada ay u heli lahaayeen cadaalad iyo garsoor mideysan loogana Hortago isku dhacyo garsoorayaaha dhexdooda ah taas oo sahli doonta sida uu sheegay in uu sharcigu shaqeeyo.

Garyaqaan Ibraahin Iidle Suleymaan ayaa tilmaamay in kulankan lagu horumarinayo adeegga Garsoor loona baahan yahay in fikrado wanaagsan la is dhaafsado maadaama caasimadda iyo Gobolada dalka lagu maamulayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu hamuunqaba helidda garsoor mideysan iyo cadaalad sharcigu ku dheehan yahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip