Soomaaliya oo noqotay Dowladdii ugu Horeysay ee Diblumaasiyiinteeda u Rarta Magaalada Caddan

0
Sunday December 25, 2016 - 11:11:55 in Wararka by
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo noqotay Dowladdii ugu Horeysay ee Diblumaasiyiinteeda u Rarta Magaalada Caddan

    Madaxweynaha Dalka Yaman Cabdi Rabbi Mansuur Haaddi ayaa shalay warqadaha qoonsiga ka guddoonmay safiirka Soomaaliya ee dalka Yaman Cabdullaahi Xaashi Shuuriye oo si rasmi ah ugu shaqeyn doona magaalada Cadan ee dalka Yaman oo ah caasimadda Kmg ah ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Yaman Cabdi Rabbi Mansuur Haaddi ayaa shalay warqadaha qoonsiga ka guddoonmay safiirka Soomaaliya ee dalka Yaman Cabdullaahi Xaashi Shuuriye oo si rasmi ah ugu shaqeyn doona magaalada Cadan ee dalka Yaman oo ah caasimadda Kmg ah ee Dowladda dalkaasi.

Arrintaan ayaa waxa ay ka dambeysay markii Caasimadda Sanca ay qabsadeen kooxaha Xuutiyiinta ee la dagaallamaya dowladda, taas oo keentay in diblumaasiyiintii ay isaga baxaan dalka Yaman.

Madaxweynaha Yaman waxa uu dowladda Federaalka Soomaaliya ku ammaanay Go,aanka geesinimada leh ay diblumaasiyiinteeda ugu Rartay Magaalada Cadan Dowladaha kale ayuu ugu baaqay in ay qaadaan ay Tallaabada Dowladda Soomaaliya oo kale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip