Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo (Sawiro)

0
Tuesday December 06, 2016 - 19:21:32 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo (Sawiro)

    Dab geystay khasaaro hantiyadeed ayaa maanta ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab geystay khasaaro hantiyadeed ayaa maanta ka kacay suuq ku yaala magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Dabkaasi ayaa ka bilowday dhisme ku yaala suuqa Kismaayo oo lagu diyaarin jiray noocyada kala duwan ee macmacaanka, sida dadka goobjoogayaasha ah ay warbaahinta u xaqiijiyeen.

Khasaaraha dabka ayaa gaaray inuu gubto dhismaha guriga, waxaana waxyeelo ay kasoo gaartay mid kamid ah dadkii goobta ku sugnaa.

Lama oga waxyaabaha sababay in dabka uu ka kaco suuqa magaalada Kismaayo, waxaase lagu guuleystay in dabka uusan ku faafin goobo kale.

kowlabo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip