Arday Soomaali oo maalmo ka hor lagu dooxay London oo geeriyooda

0
Saturday November 26, 2016 - 12:27:53 in Wararka by
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arday Soomaali oo maalmo ka hor lagu dooxay London oo geeriyooda

    Hadal ka soo baxay Boliska magaalladda London ayaa lagu xaqiijiyey in Ardaygaasi oo lagu magacaabi jirey Xuseen Axmed oo 19 jir ahaa uu ku geeriyooday Isbitaalka, kadib, markii ay Kooxo Gangestaro ah Jimcihii hore ku dooxeen meel ku dhow Saldhigga Ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadal ka soo baxay Boliska magaalladda London ayaa lagu xaqiijiyey in Ardaygaasi oo lagu magacaabi jirey Xuseen Axmed oo 19 jir ahaa uu ku geeriyooday Isbitaalka, kadib, markii ay Kooxo Gangestaro ah Jimcihii hore ku dooxeen meel ku dhow Saldhigga Tareenadda laga raaco ee South Harrow Station.

Wargeyska The Evening Standard ayaa ka soo xigtay Boliska in Ardaygaasi isagoo Baskiil watay laga dooxay Xabbadka, kuna geeriyooday Isbitaalka, kadib, markii laga furay Qalabka Taageeradda Nolosha (Life-support machine).



Dhinaca kale, Boliska ayaa sheegay inay baarayaan falkaasi dilka, waxayna qabteen, isla markaana damaanad ku sii daayeen 4 nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen Dilkaasi oo noqday dilkii 12-aad ee dad dhallinyaro sannadkan ka dhaca Waddooyinka magaalladda London.

xigasho: Evening Standard.co.uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip