Gaari ay leeyihiin AMISOM oo lagu Qarxiyay Wadada Warshadaha

0
Friday November 25, 2016 - 22:15:12 in Wararka by
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari ay leeyihiin AMISOM oo lagu Qarxiyay Wadada Warshadaha

    Qarax Miino ayaa Goor dhaw Wadada Warshadaha gaar ahaan Agagaarka Warshadda Biyaha Caafi waxaa lagula Beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Miino ayaa Goor dhaw Wadada Warshadaha gaar ahaan Agagaarka Warshadda Biyaha Caafi waxaa lagula Beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM.

Qaraxa ayaa la sheegay in Dad Rayid ah oo Wadada marayay ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay sida ay noo sheegeen Dad Goobjoogeyaal ah.

Lama Oga Khasaaraha Ciidanka AMISOM ka soo gaaray Qaraxa lagula Beegsaday Wadada Warshadaha Ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxyada loo dhigo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Midawga Afrika ee ka dhaca gudaha Muqdisho ayaa Khasaaraha ugu badan waxaa uu ka soo gaaraa Dadka Rayidka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip