Kumannaan ruux oo laga daabullayo dab ka kacay magaalada Haifa ee dalka Israa'il

0
Friday November 25, 2016 - 20:59:57 in Wararka by
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumannaan ruux oo laga daabullayo dab ka kacay magaalada Haifa ee dalka Israa'il

    Kooxaha dabdamiska ayaa la tacaalaya siddii ay u damin lahaayeen dab ballaaran oo ka kacay agagaarka magaalada Haifa ee dalka Israa'il, waxaana lagu waramayaa in dabku yahay mid saameyn weyn yeellanaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha dabdamiska ayaa la tacaalaya siddii ay u damin lahaayeen dab ballaaran oo ka kacay agagaarka magaalada Haifa ee dalka Israa'il, waxaana lagu waramayaa in dabku yahay mid saameyn weyn yeellanaya.
Kooxaha gurmad qaarkood ayaa sheegay in qeyb ahaan hadda dabka la xameynayo, walloow meellaha qaar wali laga sii arki karo olalka iyo qiiqa midow ee baxaya.

Dad gaaraya kumanaan ruux ayaa la bilaabay in la daad gureeyo agagaarka halka uu dabka ka kacay si looga fogaado wax yeello ka timaada.

Waxaa daminta dabkan ka qeyb-qaadanaya kooxo sidda la sheegay falistiiniyiiin ah oo ka soo gudbay dhinaca Daanta galbeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip