Ninka ugu dheer Tanzania oo dhirirkiisa owgiis qalliin loogu diiday

0
Friday November 18, 2016 - 19:48:19 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninka ugu dheer Tanzania oo dhirirkiisa owgiis qalliin loogu diiday

    Baraka Elias i waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay ninka u dheer dalka Tanzania Baraka Elias, oo dhererkiisu yahay 2.20 mitir, ayaa sheegay in uu u baahnaa in qaliin lagaga badalayo misikta kaddib markii ay waxyeello ka soo gaartay kufitaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraka Elias i waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay ninka u dheer dalka Tanzania Baraka Elias, oo dhererkiisu yahay 2.20 mitir, ayaa sheegay in uu u baahnaa in qaliin lagaga badalayo misikta kaddib markii ay waxyeello ka soo gaartay kufitaan.

Si kastaba ha ahaatee dhakhaatiirta isbitaalka ayaa sheegay in dhererkiisu uu ka dhigan yahay in sariiraha isbitaalku aysan la ekeen karin , Elias ayaa sidaas sheegay.

Sidoo kale waxay sheegeen in qalabka baaritaanka ee X-ray loo yaqaanno uusan ku haboonayn qof dhererkaas oo kale leh ayuu hadalkiisa ku daray.

Qaar ka mid ah warbaahinta dalkaasi ayaa iygana xaqiijiyay sheekada Elias.


Hanaanka caafimaadka ee Tanzania ayaa liita marka loo eego kuwa reer galbeedka.

Elias oo la sheegay in uu yahay ninka ugu dheer Tanzania ayaa laanta afka Sawaaxiliga ee BBC u sheegay in dakhaatiirtu ay hadda isku dayayaan in lagu soo daweeyo dibadda.

_92491384_e719fce3-6ce8-4003-a4b1-2a0bfc4e3968

Baraka Elias with BBC Swahili’s Lizzy Masinga
Elias ayaa sheegay in dad badan ay la yaabaan dhererkiisa, balse ay isaga la tahay wax "caadi ah”
Wuxuu intaas ku daray in waalidkii ay u sheegeen in dhererkiisu uu yahay mid ay hiddo u leeyihiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip