Ciidamadii isku horfadhiyay magaalada Gaalkacyo oo la kala qaaday(Sawiro)

0
Friday November 18, 2016 - 19:21:18 in Wararka by
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadii isku horfadhiyay magaalada Gaalkacyo oo la kala qaaday(Sawiro)

    Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo d Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo d Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo dhowaan dirirtu dhex martay. howaan dirirtu dhex martay.

Kala qaadista ciidamadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Guddiyada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.

Munaasabadii lagu kala qaadayay ciidamadan ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug iyo ra’iisal wasaare Sharma’arke iyagoo aad u soo dhoweeyay horumarka laga gaaray heshiiska Gaalkacyo,

Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa hada wada qaban qaabo ku aadan sidii shacabka Gaalkacyo dib loogu soo celin lahaa guryahooda.Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa mudo ka badan bil waxa ay isku hor fadhiyeen magaalada Gaalkacyo.

Dagaalka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac faro badan, iyadoo kumanaan ruuxna ay ka barakaceen magaalada Gaalkacyo.

dscn8351

dscn8354

dscn8358

dscn8360

dscn8374

dscn8387

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip