(Dhegeyso): Waddo ku taallo Muqdisho oo lagu arkay qoraalka xarfaha magaca Allaah (الله )
Mucjiso Rabbaani ayaa saakayto lagu arkay Waddo-xaafadeed ka tirsan Degmadda Wadajir, kadib, markii dhulka lagu arkay Qoraalka magaca Alle.
Goobjooge lagu magacaabo Hani Maxamed Shire oo la hadashay Radio Dalsan ayaa sheegtay inay halkaasi ku arkeen magaca Alla oo dhulka ku qoran, lana masixi kari waayey.
Audio Player
xigasho:-radiodalsan.com