Madaxweynaha dalka Filibiin oo sheegay inuu qaabilayo Qaxootiga ku dayacan Caalamka.

0
Thursday November 17, 2016 - 18:29:51 in Wararka by
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha dalka Filibiin oo sheegay inuu qaabilayo Qaxootiga ku dayacan Caalamka.

    Madaxweyne Rodrigo Duterteayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka 101 East ee Telefishinka Aljazeera, wuxuuna sheegay inuu dalkiisa qaabilayo Qaxootiga ay Dowladaha Reer Galbeedka ka xirteen xuduudaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Rodrigo Duterteayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka 101 East ee Telefishinka Aljazeera, wuxuuna sheegay inuu dalkiisa qaabilayo Qaxootiga ay Dowladaha Reer Galbeedka ka xirteen xuduudaha.

Qiyaastii 1.8 million oo qof ayaa Qaxooti noqday sannadkii la soo dhaafay, iyadoo Caalamka goobjoog ka tahay in 300% ku kordheen tirade dadka ku barakacay Xiisadaha dhacay muddadii u dhexeysay sannadihii 2005-tii ilaa 2015-kii.

rodrigo-duterte

"Waxaan  oo dhannoo soo dira. Annaga ayaa qaabili doona. Waax oggolaan doonnaa dhammaan Qaxotigaas” ayuu yiri Madaxweyne Rodrigo Duterte.

Waxa uu si kulul u naqdiyey Dowladaha Reer Galbeedka oo uu sheegay inay beddeleen Dhowrista Xuquuqda Aadanaha.

Waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay inay Dowladahaasi silig iyo derbi ku wareejiyaan Xuduudahooda, si aysan Qaxootiga uga soo gudbin.

Xigasho: Aljazeera.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip