Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo rasaaseeyay goobta ay ka socoto Doorashada Cadaado..

0
Monday November 14, 2016 - 23:40:35 in Wararka by
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo rasaaseeyay goobta ay ka socoto Doorashada Cadaado..

    Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa la soo sheegayaa inuu sabab u ahaa rasaas maanta lagu furay goobta ay ka socoto Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka soo socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa la soo sheegayaa inuu sabab u ahaa rasaas maanta lagu furay goobta ay ka socoto Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka soo socda.

Ciidamada amaanka ayaa xabsiga dhigayWasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Maamulkaasi, Maxamed Maxamuud Guure IYO labo ka mid ah Ilaaladiisa, kuwaasi ooqal qal geliyay goobta doorashada.

Ma cadda sababaha rasmiga ee uu Wasiirkaasi u soo weeraray Xarunta Doorashadda ee magaalladda Cadaado, inkasta oo ay wararka qaarkood sheegayaan inuu khilaaf kl dhexeeyey mid ka mid Ergooyinka Beeshiisa.

Dhinaca kale, Wasiirka la xiray ayaa la sheegay inuu yahay Musharax xubinta Aqalka Hoose ee Barlamaanka kula tartami lahaa Musharax Mustaf Dhuxulow.

cadaado-640x446


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip