Dhallinyaro Somali ku eedeysan inay ku biiri lahaayeen Kooxda Daacish oo lagu maxkamadaynayo Maraykanka.

0
Monday November 14, 2016 - 10:40:06 in Wararka by
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhallinyaro Somali ku eedeysan inay ku biiri lahaayeen Kooxda Daacish oo lagu maxkamadaynayo Maraykanka.

    Dhllinyardaasi oo tiradoodu dhan tahay 9 qof ayaa la filayaa in Dacwadooda si gooni-gooni ah loo dhegeysto maanta ilaa Arbacdda soo socoto, ka hor intaysan Xeer-beegtida Maxkamadda ku dhawaaqin Xukunka ay muteysteen Eedeysanayaashaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhllinyardaasi oo tiradoodu dhan tahay 9 qof ayaa la filayaa in Dacwadooda si gooni-gooni ah loo dhegeysto maanta ilaa Arbacdda soo socoto, ka hor intaysan Xeer-beegtida Maxkamadda ku dhawaaqin Xukunka ay muteysteen Eedeysanayaashaasi.

Dacwad-oogayasha ayaa sheegay inay Dacwadani bilaabaantay xilligii Gu’ga ee sannadkii 2014-kii, kadib, markii ay koox Saaxiibo oo ka mid ah Soomaalida ku nool GobalkaMinnesotabilaabeen inay isku diiwaan geliyaan si uu mid kasta ugu socdaalo dalka Syria, si ay ugu biiraan Kooxda Daacish.

9 Eedeysane ayaa dacwad lagu soo oogay, iyadoo 6 ka mid ah qirteeninay taageero qalab u gudbin lahaayeen Kooxda Daacish.

Eedeysanayaashaasi ayaa laga yaabaa in lagu xukumo min 15-sanno oo Xabsi ah, halka Saddexda kale oo lagu soo oogy inay dilal ka geystaan meel ka baxsan dalka Maraykanka, kuwaasi oo wad muteysan kara Xukun Xabsi Daa’im ah.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip