Arsenal Oo Ka Walwalsan In Bayern Munich Ay Ku Carro Goyso Kulankooda Isbuucaan Ee Champions League.

0
Monday November 02, 2015 - 11:01:06 in Sports News by
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal Oo Ka Walwalsan In Bayern Munich Ay Ku Carro Goyso Kulankooda Isbuucaan Ee Champions League.

    Daafaca Arsenal Per Mertesacker ayaa aaminsan in Arsenal ay wax walba dhab ka yihiin xilli ciyaareedkaan, waxaana uu xusay in kooxdiisa ay ka walwalsan yihiin kulanka soo socda ee Bayern Munich oo ku tilmaamay koox qatar ah oo careysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca Arsenal Per Mertesacker ayaa aaminsan in Arsenal ay wax walba dhab ka yihiin xilli ciyaareedkaan, waxaana uu xusay in kooxdiisa ay ka walwalsan yihiin kulanka soo socda ee Bayern Munich oo ku tilmaamay koox qatar ah oo careysan.

Kooxda Arsene Wenger ayaa u safreysa Jarmalka kulan muhim ah iyadoo rajadooda Champions League ay weli ceel ka raaracdo laakiin waxaa dhiirogelin u ah qaab ciyaareedkooda Premier League.

Gunners ayaa wadada guusah ku soo laabatay kulankii Swansea ka dib markii ay si lama filaan ah uga hareen koobka Capital One Cup iyagoo badiyay kulankii shanaad ee isku xigta ee horyaalka.

Arsenal-vs-Bayern-Munich-Champions-League-group-stage
Daafaca Mertesacker ayaa yiri: "Labadii sanno ee ugu danbeysay, waxay guuldarro inagu soo gaartay halkaan iyo halkaas gaar ahaan marka aan ka maqneyn garoonkeena. Laakiin haatan wax walba dhab ayay inaga yihiin.”

Safarkooda ay arbacada ku tagayaan Jarmalka ayaa noqon doono tijaabadoodii ugu adkeyd ee ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan.

 

 

"Bayern Munich waa ay careysnaan doonaan. Waxaan nahay kooxdii ugu horeysay ee la tartantay iyaga islamarkaana garaacday. Waxa ay heysan doonaan kubada, waxaana ay isku dayi doonaan inay na tusana inay soo laabteen oo ay inaga fiican. Jarmaliintu waa qatar.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip