Dhacdo layaab leh: Qoys Somaliyeed oo aas u sameeyay bisad shil ku dhimatay

0
Monday August 31, 2015 - 12:14:52 in Wararka by
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhacdo layaab leh: Qoys Somaliyeed oo aas u sameeyay bisad shil ku dhimatay

    Qoyskan Somaliyeed oo degan Magaalada London, ayaa aas u sameeyay bisad rabaayad u ahayd, ka gadaal markii shil baabuur ay ku dhimatay. Qoyskan, ayaa waxaa xiriir la soo sameeyay Booliska, iyagoona ku wargeliyay in shil baabuur ay ku dhimatay bisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoyskan Somaliyeed oo degan Magaalada London, ayaa aas u sameeyay bisad rabaayad u ahayd, ka gadaal markii shil baabuur ay ku dhimatay. Qoyskan, ayaa waxaa xiriir la soo sameeyay Booliska, iyagoona ku wargeliyay in shil baabuur ay ku dhimatay bisadoodii, isla-markaana la dhigay isbitaalka xanaanada xoolaha. Mar dambena laga soo wacay isbitaalka, loona sheegay inay dhimatay bisadii. Aabaha qoyskan oo lagu magacaabo Aadan Warsame Buryar oo dhacdadan ka sheekeeyay, ayaa sheegay in isbitaalka ay ku yiraahdeen iska tuuro baqtiga bisadda, marba haddii ay dhimatay. Laakiin loo sheegay dalka Britain inaanan meydadka bisadaha leeska tuurin, oo anshaxuna uu yahay in la aaso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip