Saraakiil ka tirsan Midowga Europe oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Malta{ DAAWO:-SAWIRADA}:

0
Monday October 24, 2016 - 22:33:30 in Wararka by
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan Midowga Europe oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Malta{ DAAWO:-SAWIRADA}:

    Diyaaradaasi ayaa la rumeysan yahay inay la socdeen Saraakiil ka tirsan Hay'adda Midowga Europe ugu qaabilsan Xuduudka ee FRONTEKIS, waxayna burburtay wax yar kadib, markii ay ka kacday Garoonka Calaamiga ee Malta International Airport oo ku yaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaasi ayaa la rumeysan yahay inay la socdeen Saraakiil ka tirsan Hay'adda Midowga Europe ugu qaabilsan Xuduudka ee FRONTEKIS, waxayna burburtay wax yar kadib, markii ay ka kacday Garoonka Calaamiga ee Malta International Airport oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Valletta.

 Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Metro Liner waxay ku sii jeeday magaalladda Misraata ee dalka Libya.

Lama shaacin waxa sababay shilkaasi iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan Saraakiishii ku geeriyootay shilkaasi.

Dhinaca kale, Wargeyska The Times of Malta ayaa qoray in Diyaaradaasi laga soo kireystay dalka Luxenberg, si ay u isticmalaan Saraakiisha Ilaaladda Xuduudka ee Europe.

plane-crashes

plane-crashes-3 plane-crashes-4


malta2




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip