Dawlada dalka France oo xireysa xerada qaxootiga ee CalaCalais ayaa ah xero qaxooti oo kutaala halka France is
taasoo qaxooti dalal badan ka yimid iyo muhaajiriin ay ku nool yihiin.
Dawlada France waxay damacsan tahay in ay xirto oo albaabada ay u laabto xeradaasi qaxootiga.
In kabadan kun askari oo biliis ah ayaa maanta lagu wadaa in lasoo dhoobo halkaa si ay qaxootiga xerada uga kaxeeyaan. Calais ayaa sidoo kale ah magaalo xeradaasi ay dhacdo.
Kumanaan kun oo qaxooti ah ayaa xeradaa iminka kujira waxaase dawlada dalkaasi aysan rabin in xeradaasi sii jirto ayadoo iminka damacsan inay ukala dirto dadkaa qaxootiga ah meelo kala duwan oo dalkaa ah.
Si kastaba ha ahaatee in badan oo qaxootigaa ah ayaa doonaya inay usii gudbaan dalka jaarka France la ah ee Ingiriiska
Dawlada dalka France oo xireysa xerada qaxootiga ee CalaCalais ayaa ah xero qaxooti oo kutaala halka France is
taasoo qaxooti dalal badan ka yimid iyo muhaajiriin ay ku nool yihiin. Dawlada France waxay damacsan tahay in ay xirto oo albaabada ay u laabto xeradaasi qaxootiga.