Xaaladda caafimaad xumo ee dalka gudihiisa ku heysata Abwaano taariikh ku leh Soomaalida (Video)

0
Monday October 10, 2016 - 19:28:58 in Wararka by
  • Visits: 1792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladda caafimaad xumo ee dalka gudihiisa ku heysata Abwaano taariikh ku leh Soomaalida (Video)

    Mid ka mid abwaanada looga haray gabayga oo reer Muqdisho ah ayaa soo saaray qeyla dhaan cusub oo ku saabsan dhibaatada heysata hormuudka fanka Soomaaliyeed oo saddex xubnood oo ka mid ah dalka gudihiisa ay ku heysato xaalad caafimaad xumo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid abwaanada looga haray gabayga oo reer Muqdisho ah ayaa soo saaray qeyla dhaan cusub oo ku saabsan dhibaatada heysata hormuudka fanka Soomaaliyeed oo saddex xubnood oo ka mid ah dalka gudihiisa ay ku heysato xaalad caafimaad xumo.

Abwaan C/llaahi Cusmaan Guure ayaa soo gabay ku saabsan saddexda abwaan oo uu uga hadlayo sida loo dayacay, isagoona Soomaalida ku gubaabinaya qiimaha ay u leeyihiin taariikhda fanka kuna boorinaya in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed u fidiyo gargaar caafimaad.

Abwaanada kala ah: Maxamed Ibraahim Warsame Hadwaari, Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub, Fannaanka Cabdi Tahliil Warsame iyo Seynab Xaaji Cali Baxsan ayuu sheegay inay u baahan yihiin gargaar caafimaad oo dalka dibadiisa ah.

Gabayga xambaarsan qiirada wadaninimo ee Abwaan Guure soo saaray halkaan hoose ka daawo:-

Gabayga xambaarsan qiirada wadaninimo ee Abwaan Guure soo saaray halkaan hoose ka daawo:-

 




 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip