Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarka argagixiso ee lagu qaaday hotel Saxafi "Dhageyso"

0
Sunday November 01, 2015 - 11:57:31 in Wararka by
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarka argagixiso ee lagu qaaday hotel Saxafi "Dhageyso"

    Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka hadlay weerarki argagixiso ee saaka lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka hadlay weerarki argagixiso ee saaka lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa cambaareeyay weerarkaasi isagoo fal argagixiso ku tilmaamay weerarkaasi lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Maareeye ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamada ammaanku ay wadfaan howlgallo ay ku xaqiijinayaan ammaanka hoteelkaasi.

Wasiirka ayaa tilmaamay iney ku dhinteen weerarkaasi mas’uuliyiin Soomaaliyeed oo isugu jiray mudanayaal, saraakiil ciidan iyo Ganacsato.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip