Sawirro: Wariye C/casiis Xaaji oo lagu aasay Magaalada Muqdisho

0
Wednesday September 28, 2016 - 20:03:39 in Wararka by
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Wariye C/casiis Xaaji oo lagu aasay Magaalada Muqdisho

    Allaha u naxariistee Qabuuraha Iskuul Buluziya ee Degmada Xamar jajab, waxaa maanta Barqadii lagu aasay Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo ka tirsanaa Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee Qabuuraha Iskuul Buluziya ee Degmada Xamar jajab, waxaa maanta Barqadii lagu aasay Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo ka tirsanaa Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Wariyaha oo shalay gabal dhicii Kooxaha hubaysan ay ku toogteen Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan Xaafada Towfiiq, ayaa aaskiisa waxaa ka qaybgalay dadweyne kala duwan.

Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyed ee NUSOJ Maxamed Ibraahin Macalimuu, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay falka dilka ah ee loo geystay Wariyaha.

Waxa uu sheegay inuu la qaybsanaayo Suxufiyiinta Somaliyed dilka arxan darada ah ee loo geystay Wariye Xaaji oo ahaa nin dhalinyaro ah, dalkiisa iyo dadkiisana u shaqeynaayay.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Xalane, ayaa tacsi kadib sheegay inay muhiim tahay Wariyeyaasha Somaliyed inay u istaagaan sidii Shabaab ay isaga celin lahaayeen.

Waxa uu sheegay maalin waliba in la laynaayo Suxufi Somaliyed oo Bulshada u adeegaya, taasina ay niyad jab hor leh ku rideyso Suxufiyiinta.

Muqdisho ayaa noqotay kawaanka Suxufiyiinta, iyadoo xilligaan dalka uu u diyaargaroobaayo Doorashada Madaxtinimada.

dsc_0179



dsc_0174

    aaska4

dsc_0226 dsc_0229 aaska5

dsc_0247 aaska6 aaska7 aaska8

AASKA MARXUUMKA  KA DIB AYAA WAXAA  KA HALDAY MADAXDA IDAACADDA SHABEELLE IYO  XOGAHAYAHA

URURKA SUXUUFIYIINYA QARANKA SOOMAALIYEED EE NUSOJ MD. MAXAMED IBRAAHIN NUUR MACALLIMUU IYO WARIIYAYAASHA IDAACADDA SHABEELLE QAAR KA MID AH

     
dsc_0368 dsc_0371 dsc_0379 dsc_0386 dsc_0390 dsc_0401 dsc_0405 dsc_0418 dsc_0437 dsc_0442 dsc_0453 dsc_0460 dsc_0462

dsc_0468 dsc_0476




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip