Ciidamo Mareykan oo Saraakiil Al-Shabaab ah ku dilay deegaano ka mid ah Gobolka J/Hoose

0
Wednesday September 28, 2016 - 11:31:20 in Wararka by
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Mareykan oo Saraakiil Al-Shabaab ah ku dilay deegaano ka mid ah Gobolka J/Hoose

    Wararka ka imaanaya Gobolka J/Hoose ayaa sheegaya in tuulada Kanjaroon oo u dhaw xadka Kenya duqeymo ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ka geysteen halkaasi ay ku dhinteen 4-sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab. 17-1455680258-airstrikes

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Gobolka J/Hoose ayaa sheegaya in tuulada Kanjaroon oo u dhaw xadka Kenya duqeymo ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ka geysteen halkaasi ay ku dhinteen 4-sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab. 17-1455680258-airstrikes
Duqaymaha cirka ah ee ciidamada Maraykanka ka geysteen tuulada Kanjaroon in lagu dilay Bashiir Dheere oo ahaan jiray taliye ku xigeenka Al-Shabaab ee gobolka Jubada Hoose iyo saddex sarkaal oo kale xilli ay ku sugnaayeen banaanka deegaanka Kanjaroon.17-1455680258-airstrikes

Bayaan laga soo saaray xafiiska taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in afartan sarkaal lagu dilay weerar isdifaacid ahaa oo dhinaca cirka ah, kadib marki ay kooxda Al-Shabaab weerar ku qaadeen ciidamada Soomaaliya iyo iyo la taliyaal Mareykan ah oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo.


Dhanka kale saraakiisha Mareykanka ee jooga Africa ayaa ku adkeystay in doorkooda Soomaaliya uu ku kooban yahay kaliyah la talin, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in weerarkaaasi ka qeyb qaateen Ciidamada Kumaandoska ee Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip