Magafe oo Si Xun Loogu Garaacay Milano ee dalka Talyaaniga

0
Wednesday September 28, 2016 - 11:06:31 in Wararka by
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magafe oo Si Xun Loogu Garaacay Milano ee dalka Talyaaniga

    Soomaali isa soo aruursatay ayaa waxa ay soo ogaadeen in uu dalka Talyaaniga soo gaaray Muqalas caan ka ahaa gudaha dalka Liibiya kaas oo dhibaatooyin kala duwan u soo geeystay waliba in mudo ah ku silcin jiray Saxaraha iyo dalka Liibiya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali isa soo aruursatay ayaa waxa ay soo ogaadeen in uu dalka Talyaaniga soo gaaray Muqalas caan ka ahaa gudaha dalka Liibiya kaas oo dhibaatooyin kala duwan u soo geeystay waliba in mudo ah ku silcin jiray Saxaraha iyo dalka Liibiya . Muqalaskaan oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil waxa uu ka tirsanaa kooxda loo yaqaan Magafe ee dadka Tahriibisa waana Soomaali inta badan loo soo adeegsan jiray Soomaalida kale . Dhalinyaro badan oo Ninkaan soo weerartay ayaa waxa ay sheegeen in uu ku soo silciyay gudaha dalka Liibiya ayna Maxkamad la kori doonaan .

Ninkaan Muqalaska ah oo maalin cad lagu dhex garaacay magaalada Milaano ayaa waxaa kiiskiisa la wareegay ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga kuwaas oo baaritaano hor dhac ah ku hayo , waxeeyna horay u sii kaxeeysteen dhalinyaro fara badan oo Wiilal iyo Gabdho iskugu jira si ay Maxkamada uga hor cadeeyaan dambiga loo heesto Ismaaciil Magafe.

magafe_somali_ah_1 magafe_somali_ah_2 magafe_somali_ah_3




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip