MIRAHA QARAHA OO LA'OGAADAY IN AY XAMBAARSAN YIHIIN NAFAQOOYIN MUHIIM U AH FAYO QABKA J( CAAFIMAADKA )JIRKEENA.

0
Wednesday September 28, 2016 - 10:22:55 in Maqaallo by
  • Visits: 1464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    MIRAHA QARAHA OO LA'OGAADAY IN AY XAMBAARSAN YIHIIN NAFAQOOYIN MUHIIM U AH FAYO QABKA J( CAAFIMAADKA )JIRKEENA.

    Weynu jecel nahay cunista Qaraha laakiin nasiib daro mirihiisa waanu daadinaa, marka aad akhriso qoraalkan weligaa dib uma daadin doontid ama qashinka kuma dari doontid miraha qaraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weynu jecel nahay cunista Qaraha laakiin nasiib daro mirihiisa waanu daadinaa, marka aad akhriso qoraalkan weligaa dib uma daadin doontid ama qashinka kuma dari doontid miraha qaraha.

Miraha qaraha waxaa laga helaa nafaqada jirka oo ay ka mid yihiin Protiino, Fiitamiino, Macdan iyo Amiino Acid, miraha qaraha waxaa ku jira 8 nooc oo Fiitimiin ah kuwaas oo ay ka mid yihiin : Thiamin, Niacin iyo Folate sidoo kale waxaa ku jira macdano kala duwan sida Potassium, Magnessium,Zinc,Iron,Phospharus iyo Copper.. Faa'iidooyinka Caafimaad ee laga helo miraha Qaraha waxaa ka mid ah: 1 . CAAFIMAADKA WADNAHA : Miraha qaraha Waxa ay qani ku yihiin Magnesium , sidoo kale miraha qaraha waxey awoodaan bixinta fayo qabka shaqada wadnaha iyo dayac tirka heerka cadaadiska dhiiga ee caadiga ah. 2. BAABI'INTA DHAGXAANTA KELYAHA : miraha qaraha waxa ay nadiifiyaan Kelyaha iyo Kaadi heysta taas oo ka hortagta in ay Kelyaha iyo Kaadi i heysta dhagxaan ku sameysmaan. 3. SOKOROWGA - gacantaada oo buuxda oo miraha qaraha ah ayaad ku

  dareysaa hal galaas oo biyo ah dabadeedna sida shaaha oo kale ayaad u karineysaa, Shaahaasi wuxuu ilaaliyaa in sokorta dhiiga ku jirta heerkeeda caadi ahaado. 4. BACRIMINTA LABKA - miraha qaraha waxaa kabuuxa Amino Acid muhiim ah bacriminta labka iyo caafimaadka galmada. 5. CAAFIMAADKA TIMAHA , MAQAARKA IYO CIDIYAHA - miraha qaraha waxaa kabuuxa Protins kuwaas oo ka hortaga in ay timaha iyo cidiyaha jabaan waxeyna ka dhigaan kuwo xoog leh oo qurxoon.


Muse Mohamed Osman
QALINKII QORAA SARE. Muse Mohamed Osman. muusekiimiko@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip