Wariye ka tirsan idaacadda Shabeelle oo caawa Muqdisho lagu dilay

0
Tuesday September 27, 2016 - 19:48:10 in Wararka by
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye ka tirsan idaacadda Shabeelle oo caawa Muqdisho lagu dilay

    Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa idaacadda Shabeele ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa idaacadda Shabeele ee magaalada Muqdisho. Wariyaha la dilay oo lagu magacaabayay C/Casiis Maxamed Cali Xaaji ayaa kamid ahaa wariyaasha Idaacadda Shabeele, waxaana dilkisa ka dambeeyay rag bastoolado ku hubeysan.

Dad goobjoogayaal ay ayaa sheegay in wariyaha lagu dilay agagaarka Jiiro Garoob oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Lama oga sababta dilka wariyaha ka dambeysa, balse kooxxaha dilka geystay ayaa ka baxday goobta falka uu ka dhacay.

Idaacadda Shabeele oo ka mid ah idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa la dilay wariyaasha ugu badan ee lagu dilay magaalada Muqdisho



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip