Nin Shan qof ku dilay Mareykanka oo la Maxkamadeynayo

0
Tuesday September 27, 2016 - 11:16:35 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Shan qof ku dilay Mareykanka oo la Maxkamadeynayo

    Wiil asal ahaan ka soo jeeda Turkiga oo lagu eedaynayo inuu Suuq laga dukaamaysto ku dilay 5 Qof ayaa maanta la horkeenay Maxkamad ku taal dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil asal ahaan ka soo jeeda Turkiga oo lagu eedaynayo inuu Suuq laga dukaamaysto ku dilay 5 Qof ayaa maanta la horkeenay Maxkamad ku taal dalka Mareykanka.

Wiilkan Eedaysanaha ah oo 20 jir ah, ayaa qirtay inuu Rasaas ku furay Suuq ku yaal magaalada Washinton isla markaana ku dilay 5 qof.

Qoyska Wiilka dhalayayaa u sheegay Maxkamadda in wiilkooda ay ku ogayeen inmaskaxda loogu jiro , Booliska Washinton ayaa iyaguna sheegayin dilkaasi uu geystay Wiilka uusan la xiriirin fal Argagixisnimo ah.

Boliska Washinton ayaa sidoo kale cadeeyay in 5 ta qof ee rasaastaasi ku geeriyootay ay ku jireen Haweenay iyo Gabadheda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip