R/wasaare Cumar Cabdrashiid oo gaaray magaalada Kismaayo.
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaara
y Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose iyadoo ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyeen Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Ku xigeenkiisa Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere iyo dadweyne farabadan.
Xubnaha R/Wasaaraha safarkiisa ku wehelinaya ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Odowaa Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Wasiir ku xigeeno iyo xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Safarka R/Wasaare Sharma’arke iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa in ay ka wadahadalaan sidii dib caadi loogu soo celin lahaa xiriirka ka dhexeeya dowlada Federalka iyo maamulka Jubba.
Bartamihii bishii aynu ka soo gudubnay ayaa Axmed Madoobe lagu doortay magaalada Kismaayo mana jirin wax war ah oo ka soo baxay dowlada federalka ee ku saabsan doorashada.
qqqqqqqqqqqqq