Xidigaha Arsenal Oo Kulanka Swansea City Ee Maanta Ugu Diyaar Garoobay Ciyaarta Rugby-ga (+Sawiro)

0
Saturday October 31, 2015 - 12:59:54 in Sports News by
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidigaha Arsenal Oo Kulanka Swansea City Ee Maanta Ugu Diyaar Garoobay Ciyaarta Rugby-ga (+Sawiro)

    Kadib guuldaradii lama filaanka aheyd ee kasoo gaartay Sheffield Wednesday todobaadkii dhamaaday Gunners ayaa markaan si awood leh isugu diyaarineysa kulanka ay maqribnimada maanta la ciyaari doonto Swansea City.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib guuldaradii lama filaanka aheyd ee kasoo gaartay Sheffield Wednesday todobaadkii dhamaaday Gunners ayaa markaan si awood leh isugu diyaarineysa kulanka ay maqribnimada maanta la ciyaari doonto Swansea City.

Xidigaha Gunners ayaa dhamaantood dhoola cadeynayay iyagoo ciyaarayay ciyaarta Rugby-ga waxeyna muujineyeen sida ay u doonayaan iney usoo rogaal celiyaan kulanka maanta.

Gunners liiskeeda dhaawacyada wey sii kordheen madama Chamberlain iyo Walcott ay seegi doonaan sadexda kulan ee soo aadan waxaana horay kaga maqnaa Ramsey, Rosicky, Welbeck iyo Wilshere.

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in labadaan xidig ay seegi doonaan garoomada tan iyo inta

DAAWO SAWIRADA:

Arsenal Arsenal-training (1) Arsenal-training (2) Arsenal-training (3) Arsenal-training (4)





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip