Saamaaliya kaalintee ayay ugu jirtaa wadamada ugu qaxootiga badan Caalamka?

0
Monday September 19, 2016 - 13:03:38 in Wararka by
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saamaaliya kaalintee ayay ugu jirtaa wadamada ugu qaxootiga badan Caalamka?

    Golaha Guud ee Qaramadda Midoobay ayaa shir maanta waxaa ka Furmaya Magaaladd New York ee Dalka Mareeykanka ayaa la filayaa in Diiradda Lagu saaro Mushkiladaha Qoxoortiga ee dunidda Ka taagan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guud ee Qaramadda Midoobay ayaa shir maanta waxaa ka Furmaya Magaaladd New York ee Dalka Mareeykanka ayaa la filayaa in Diiradda Lagu saaro Mushkiladaha Qoxoortiga ee dunidda Ka taagan,

Waxaana la filayaa in Madaxdu ay laba jibaaraan Dadaaladda ay kula Tacaalayaan Qoxootiga Aduunka.

_89795069_89795068
Kooxda la socodka Xasaraaha Aduunka ayaa Madaxda Caalamaka ku Boorisay inay ugu yaraan 10% Sanad kasta Dib u Dejin u sameeyeen Qoxootiga ku kala Sugan Qaaradaha Aduunka, islamaarkaana ay si siman u wadaagaan Masuuliyadooda.


Qoraalka kooxda Xasaradaha Aduunka ayaa Diiradda Lagu saaray Tobanka Wadan ee ay ka kala yimaadeen Qoxootiga Aduunka ayaa Kaalinta sedexaad waxaa Galay Dalka Soomaliya.
Qoxooti Gaaraya 1.12 million oo Soomaali ah ayaa ku Qaxay Dalka Dibadiisa Halka Qaar kalena ay Dalka Gudihiisa ku Barakeen.
Kooxda Xasaradaha Aduunka waxay sidoo kale shaaca ka qaadeen in weeraradda Al-Shabaab ay Dad badan oo Soomalia ah ka hortaagan yihiin inay Dib ugu soo laabtaan Dalkooda Hooyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip