TACSI TIIRAANYO LEH

0
Saturday October 31, 2015 - 02:37:02 in Wararka by
  • Visits: 1711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH

    Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Xasan Jimcaale Cigalle,Reer Muxumud Jimcaale Cigalle, Reer Xuseen Jimcaale Cigalle, Reer Maxamuud Jimcaale Cigalle, Ilmo Madiino Jimcaale Cigalle, Ilmo Nuurto Jimcaale Cigalle, Reer Xaaji Geeddooy Cigalle,Il

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Xasan Jimcaale Cigalle,Reer Muxumud Jimcaale Cigalle, Reer Xuseen Jimcaale Cigalle, Reer Maxamuud Jimcaale Cigalle, Ilmo Madiino Jimcaale Cigalle, Ilmo Nuurto Jimcaale Cigalle, Reer Xaaji Geeddooy Cigalle,Ilma Muumino Jimcaale Cigalle, Ilmo Aamino Jimcaale Cigalle

,ilmo Madiino Jimcaale Cigalle, Reer Maxamed Cigalle ,Reer Maxamuud Cigalle, Reer Rooble Cigalle , Guud ahaan Reer Ciggalle Gadiid waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Cali Maxamed Jimcaale {Cali Maraq} oo Xaaskiisa Xaajiyo Faadumo Muxumud Cismaan ku Geeriyootay 28-ka Oktoobar 2015-ka Xaafadda Godeey ee Degmada Karaan ee Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale loo tacsiyadeynayaa Marxuumadda Carruurteeda iyo Waalidka, Walaalaheedba waxayna dadkaasi leeyihiin Alle ha Idinka Samir siiyo Marxuumadda iyadana Jannadii Fardowso Alle ha ka Waraabiyo Aamiin Aamiin.

INNAAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

TACSI TIIRAANY LEH

Dhammaamn maamulka iyo shaqaalaha Wargeyskan MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER  IYO WABKA WWW.MOGTIMES.COM waxaay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Cali Maxamed Jimcaale {Cali-Maraq} iyo Carruursiisa iyagoo kaga tacsiyadeynaya Geeridii Naxdinta la heyd ee ku timid Marxuumad Xaajiya Faadumo Muxumud Cismaan .

Maamulka iyo howladeenna da Wargeyska Mogadishu Times   iyo Wabka WWW.mogtimes.com waxaay leeyihiin Marxuumadda Jannada Alle Haka waraabiyo ehelka iyoAaxsaabta ay ka Geeriyootayna Samir iyo Iimaan Saadaaq ah Alle ha ka Siiyo Aamiin Aamiin.

INNAAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip