WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH sabti 29-KA AGOOSTO 2015-KA

0
Saturday August 29, 2015 - 09:01:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH sabti 29-KA AGOOSTO 2015-KA

    Golaha Wasiirada oo Khamiistii ka doo day qodobada lagu xusay mooshinka Madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada oo Khamiistii ka doo day qodobada lagu xusay mooshinka Madaxweynaha Golaha Wasiirada Xukuumada Federa alka ah ee Soomaaliya ayaa dorraad isu gu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaa na kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin xaaladda Amniga, warbixin gu ddiyadii loo xil saaray baaritaanka qodoba da lagu xusay mooshinka madaxweynaha iyo soo jeedin qorshe qaran oo ka dhan ah Gudniinka Fircooniga ah ee lagula ko co dumarka Soomaaliyeed.

Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ay aa warbixin looga dhageystay Guddiyadii loo xil saaray arrinta mooshinka, waxaana xubnaha goluhu isla garteen in la helo xal siyaasadeed oo waara, iyadoo la eegayo geeddi socodka nabadda iyo danta guud.

Qodobada lagu xusay mooshinka la ga gudbiyay Madaxweynaha ayaa ku saa bsanaa dambiyo qaran, iyadoo Xildhibaan ada Baarlamaanka Madaxweynaha ku ee deeyeen inuu ku xadgudbay xeerka dalka u yaallo, isla markaana uu galay khiyaano qaran.

Sidoo kale ma jirin Guddi ay Golaha Wasiirada u xilsaareen arrinta mooshinka si xal looga gaaro, waxaana la filayaa in Goluhu ay maalmaha soo socda dhexda u xirtaan xal ka gaarista Mooshinka oo wali la yaalla Guddoonka Baarlamaanka. Dhin aca kale Wasiirka Waxbarashada, Hidda ha iyo Tacliinta sare Drs. Khadra Bashiir Cali ayaa golaha warbixin dheer ka siisay safar ay ku tagtay dalka Masar halkaasoo ay heshiis horumarinta waxbarashada ah kula soo saxiixatay dhiggeeda dalka Ma sar, waxayna Wasiiradu sheegtay in dowl adda Masar ay ballan qaaday in 200 oo ar day ay siin doonto waxbarasho lacag la’ aan ah, ayna sidoo kale u tababari doo naan 40 macalin.

Sidoo kale, Drs. Khadra ayaa xus tay in dowladda Masar ay ka codsatay in lagu wareejiyo Iskoolka 15ka May iyo is koolka Sheekh Xasan Barsane, iyaga oo balan qaaday inay ku sameynayaan daya ctir heer sare ah isla markaana ay ardada Soomaaliyeed wax ugu bari doonaan si lacag la’aan ah. Wasiirka haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka Sahro Cali Samatar ayaa golaha u soo gudbisay hindise qaran oo ku aadan sidii loo ba abi’in lahaa gudniinka fircooniga ah ee la gula koco gabadhaha, kaasoo aanan ku banaaneyn diinta islaamka, dhibaatooyin fara badana u geysta gabadhaha Soomaa liyeed. Ugu dambeyn Dood dheer iyo fal an qe yn kadib, golaha Wasiirada ayaa go’aam iyay in la helo qorshe qaran oo la ga dhaqan geliyo dalka oo dhan, kaasoo lagu baabi’inayo gudniinka fircooniga ah.

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo diya ariyay ciidamadii AMISOM kala wareegi lahaa deegaanada

Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaarinayo Ciida madii AMISOM kala wareegi lahaa deega anada ay haatan ku sugan yihiin ee gobol lada dalka. Abaanduulaha Ciidamada xoo gga dalka ahna Taliye kuxigeenka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in Taliska Guud uu haatan wado dadaalo ku aadan sidii loo diyaarin lahaa Ciidamo bedela kuwa AMISOM.

"Taliska ciidanka xoogga wuxuu diyaa riyay Ciidamadii AMISOM kala wareegi la haa deegaanada ay hadda ku sugan yih iin, sidaa la socotaan Mandateka AMI SOM wax yar ayaa ka haray, waxaana loo baahan yahay in si buuxda ay Ciidamada Soomaaliyeed ula wareegaan deegaana dii la xoreeyay”ayuu yiri Jen. C/risaaq Kh aliif Cilmi oo khamiistii la hadlayay Ciid amo tababar loogu soo xiray Xerada Jazi ira. Taliska Guud ee AMISOM ayaa sanad kii hore sheegay in wixii ka dambeeya sa nadka 2017 ay ammaanka dalka iyo goob aha ay hayaan ku wareejin doonaan Cii damada Soomaalida, waxaana socda tab abarro iyo dhismo ku socda ciidamada xoogga oo la doonayo in ammaanka guud ee dalka la wareegaan.

Ciidamada ka tirsan xooga dalka ayaa dorraad tababarka loogu soo xiray Xerada Jazeera, halkaasoo ay ku tababarayeen Saraakiil ka socota Midowga Yurub, waxa ana ciidamadan ay ku soo bandhigeen xer ada dhoolatus ku aaddan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wadooyin halbowlo u ah isu socdka Muqdisho

Todobaadkan ayaa waxaa Caasimad da Soomaaliya ay noqotay mid waji cusub u furmay, ka dib markii Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) uu dhagax dhigay dib u dhiska Saddex wado oo Muqdisho ku taal. Wadooyinkan uu dhagax dhigay Duqa Muqdisho ayaa ka mid ahaa wadooyinkii ku burburay dagaa ladii sokeeye, halboowlana u ahaa isku so cod ka dadka iyo gaadiidka, iyadoo loo ar ko mid muhiim u ah dib u soo kabashada dha qaalaha dalka.

Mashruucaan ayaa ka mid ah mashaa riicda kala duwan ee dib u dhiska dalka oo uu hormuud ka yahay maamulka Gobolka Banaadir, waxaana dhawaanahan jiray mashaariicyo dhowr ah oo dib loogu dhis ayo Xarumo iyo wadooyin muhiim u ah ad eegyada bulshada oo ka socday caasim adda Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa dhagax dhigay sa ddex waddo oo la saari doono laami, wa xaana tallaabadan soo dhoweeyay bul shada qeybaheeda kala duwan ee ku nool ma gaalada Muqdisho, iyagoo sheegay inay qeyb weyn ka qaadan doonto bilicda, isu socodka iyo amniga Caasimadda. 3dan waddo ayaa kala ah Waddada ka bilaa bataa Villa Soomaaliya ee u hoo bata wad dada Wadnaha ee Degmada Warta Naba dda, Waddada Taleex ee De gmada Ho dan, iyo Waddada 4ta Darjiin ee dhaxm arta Suuq bacaad taasoo tagta isgooyska Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ee Gob olka Banaadir.

hormuud Dadka falanqeeya siyaasadda ayaa wax ay sheegayaan in marka ay timaado xii sado iyo is qabqabsi siyaasadeed in qaar badan oo ka mid ah shaqooyinka dowlad da uu gaabis ku yimaado, balse dhismooy in waddooyin cusub oo laami ah oo laga dhiso caasimadda ayaa muujinaysa in dib u dhiska Magaalada Muqdisho ay u muuq ato mid aan saameyn is qabqabsiga siya asadeed ee dalka.

Hub la tuhunsan yahay iney Alshaba ab leeyihiin oo mar kale lagu qabtay magaalada Gaarisa

Magaalada Garisa ee gobolka woqooyi bari Kenya waxaa laga helay hub kala du wan, laba maalin ka dib markii hubkaasi la mid ah laga helay isla magaalada. Hub ka shalay ay Garisa ku soo bandhigeen la amaha Amniga waxay sheegayaan inuu ka ka badan yahay kana awood badan ya hay kii horey ay u soo qabteen.

Maxamuud Saalax, oo ah xiriiriyaha arri maha amniga ee gobolka Waqooyi bari ay aa sheegay in hubkan ay ka ogaadeen dadkii horey u u xireen.Waxa uu tilmaam ay in hubka ay soo qabteen uu dumin ka ro buundada Gaarisa haddii aan la qaban lahayn. Waxa uuna tilmaamay inay baari tanka sii wadayaan si ay amniga u sugaan

Garisa waxaa horey uga dhacay weer aro kala duwan, kii ugu dhimashada badn aana waxaa lagu qaaday Jaamacadda Ga risa, halkaas oo ay ku dhinteen in 148 qof oo ardey u badneyd markii jamaacadaas ay weerar ku qaadeen qaar Alshabab.ah

Axmed Madoobe oo ku kacay Arrin ka yaabisay Shacabka Jubbooyinka

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka Maamulka Jubbaland ay jeelka dhigeen inkabadan Sideed Odayaal dhaqmeed. Odayaasha la xiray ayaa wax aa siyaabo kala duwan looga soo kala qa btay Aqaladooda iyo gudaha Magaalada ka dib markii ay ka hor imaaden Siyaasa da Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

Maxa’ed Yuusuf Geelle, oo ka mid ah Odayaasha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidanka Axmed Madoobe ay xireen Odayaal badan 48Saac ee lasoo dhaafay. Wuxuu sheegay in Ciidanka Jub baland ay dorraad iyo habeen hore iyo shalay subaxdii Guryahooda kala baxeen 9 Oday dhaqmeed, oo uu sheegay in si weyn looga yaqaano Gobolada Jubbooy inka iyo Kismaayo.”Waxaan ka warhelnay Odayaasha oo la xirxiray ma garaneyno ujeedka laga lahaa balse waxaa igu maq aal ah inay ka hor imaaden Siyaasada Ax med Madoobe sidaana ay xabsi ku mutey steen”

Maxa’ed Yuusuf Geelle waxa uu car rab dhabay in Odayaasha la xiray kaliya ay dhaliilsanaayeen Maamulka Axmed Ma doobe, balse aysan jirin denbi kale oo ay galeen, waxaana uu codsaday in si dhaq so ah lagu soo daayo iyagoo badqabo.

Xarigaan ayaa imaanaya xili dhawaan Hogaamiyaha Maamulka uu isku doortay Magaalada Kismaayo, islamarkaana xarig ceynkaasi ah uu kula kacay Odayaal iyo Siyaasiyiin farabadan oo lidi ku ahaa Siyaasadiisa.Xigasho:Xogmaal.so


Maamulka Galmudug iyo Ahlu sunna Waljameeca oo heshiis ku kala saxiixday degmada Cadaado

Heshiis awoodqaybsi ah ayaa waxaa Dorraad degmada Cadaado ku kala Sax iixday Maamulka Galmudug iyo Ururka Ahlusunna Waljameeca oo ay maalmihii u dambeeyay u socdeen Wadahadallo.

shekh-shaakir-60x45 Dhanka Galmudug ayaa waxaa he shiiskan u saxiixay Madaxweynahooda,

C/kariin Xuseen Guuleed, halka Ahlusun na Waljamaaca uu Heshiiska u Saxiixay Guddoomiyaha Seddexda Gole ee Ahlus unna, Sheekh Ibraahim Guureeye.

Heshiiskan ayaa ka kooban dhowr qo dob, wuxuuna ku qotoma sidii Maammu lka Ahlusuna Waljamaaca ay qayb uga no qon lahayd Maamulka Galmudug ee Mag aalada Cadaado lagu dhisay bishii lasoo dhaafay ee July. Qodobbada ku xusan He shiiskan ayaa waxaa ka mid ah inay Ahlusunna xubno ku yeelato Golayaasha Maa mulkan sida; Xildhibaanada, Wasiirada, Agaasimayaasha iyo Maamullada Goba llada iyo Degmooyinka uu ka taliyo maa mu lkaas.

Dabeyllo xooggan oo ku dhuftay Deega anka Ceelasha Biyaha iyo guryo fara badan oo ku burburay

Ugu yaraan 100 guri, ayaa ku burbu ray dabeylo xooggan oo shalay subax ku dhuftay De egaanka Ceelasha Biyaha Ee Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeel laha Hoose.

Dabeylahan, ayaa waxaa ka horeeyay roob yar oo shalay subaxiidii hore ka da’ ay Ceelasha Biyaha,waxaana xigay dabey llo xoog badan leh, oo aynaan horey dad ka Deegaanka uga baran Ceelaha Biya ha. Jawaahir Maxamed Ducaale oo ka mid ah shacabka degan Ceelasha Biyaha, ayaa waxay sheegtay inaanay horey uba arag dabeyllo lamid ah, middii shaly subaxdii ku dhufatay Deegaankaasi. Jaw aahir oo la hadashay Laanta afka Soomaa liga ee VOA, ayaa waxay sheegtay guryo ku yaala illaa boqol kiilo mitir inay burbur iyeen dabeyluhu. Dadka Deegaankana ay soo gaartay khasaaro xooggan, sida ay sheegtay.

C/laahi Maxamed Geelle oo ka mid ah Odayaasha Ceelasha Biyaha, ayaa she egay dabeylaha xoogoodu inay ku dhuft een xaafadda Jabad Geelle. C/laahi Ma xamed Geelle oo la hadlay Radio Ku lmiye, ayaa sheegay dabeylaha in khasa aro buuran ay dorraad u gaysteen dadka ku nool Deegaankaasi Ceelasha Biyaha, sida uu yiri. Dabeylaha ceynkani oo kala ah, ayaa si kedis ah waxay mararka qaa rkood ugu dhuftaan qaybo ka mid ah Dee gaanada Soomaalida, waana wax naadir ku ah dhulka Soomaalida.

Ahlu Sunnada Dhuusamareeb Oo Ku Gacan Seyrtay Heshiiskii Shalay Lagu Kala Saxiixday Degmada Cadaado

Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusu nna uga dhawaaqday magaalada Dhuusa mareeb ayaa si Kulul uga horyimid Heshi iskii Dorraad ay ku kala saxiixdeen degm ada Cadaado garab ka mid ah Ahlusun naiyo M/mulka Ga lmudug. Mid ka mid Madaxweyne kuxig eenada Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusunnaayaa she egay in heshiiskaasi uusan khuseyn dhinaco oda, isla marka ana ay heshiiyeen Maamul ka Galmudug iyo Garab ka mid ah Ahlusunna oo aan wax ka dhisin Maamulka uu hogaamiyo Shiikh Maxamed Shaakir.

"Ahlu sunna ay la heshiiyeen ma leh, waxay Heshiiska la galeen raggii markii horeba la joogay oo doonaya in Magaca Ahlusunna ay ku qaraabtaan ”ayuu yiri Sa adaq Shiikh Yuusuf.

Degmada Cadaado ee gobolka Galga duud ayaa waxaa heshiis ku gaaray Ma amulka Galmudug iyo garab ka mid ah Ah lusunna oo uu Hogaamiyo Sheekh Ibraah in Xasan Guureeye, waxaana heshiiskaas uu dhigayaa in ragga ahlu suna ka tirsan ay la midoobaan Galmudug xilal muhiim ah laga siiyo maamulkaas.

dabeylo xooggan oo ka dhacay dalka Kenya oo lacago dul dhigtay hawee ney la doon doonaayo, markii la ogaaday in xubin ka tahay Shabab

timthumb Booliska Kenya, ayaa shalay adduun lacageed oo dhan labaatan kun oo dolla rka Mareykanka ah, waxa ay dul dhigeen haweeney lagu magacaabo Rukia Mbarak Faraj. Haweeneydan, ayaa waxaa la shee gay inay u dhexday nin horey Ururka Al Shabaab ugu biiray, oo lagu magacaabo Ramadhan Kufu ngwa.

Booliska Kenya, ayaa sheegay ha weeneyda la do on doonaayo in ay ku sugan tah ay mid ka mid ah xeryaha qaxoot iga, ee ku yaala Degmada Dha dhaab Ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Qoraal ay soo saareen Booliska Kenya, ayaa waxaa lagu sheegay Rukia Mbarak inay shaqadeedu tahay qaadista hubka iyo qaraxyada laga soo tallaabiya, xudu uda Kenya ay la leedahay Soomaaliya.

Qoraalka, ayaa waxaa lagu cadeeyay xogta haweeneydan in laga helay laba qof oo dumar ah, oo toddobaadkii hore laga soo qabtay xeryaha qaxootiga ee Degma da Dhadhaab.Labada dumarka ah ee laga soo qabtay xeryaha Dhadhaab, ayaa tall aabada lagu soo qabtay waxay timid, m arkii Sabtidii rag lala xiriirinaayo Shabaab, hub iyo qaraxyaba lagu qabtay Magaala da Garissa. Sida ku cad qoraalka Booliska haweeneyda lagu magacaabo Rukia, ay aa waxay ka qayb qaadatay qaraxyo iyo dilal ka dhacay M/Mombasa Ee Xarunta 2aad Kenya.

Meydadka 82 qof oo laga helay xeeba ha dalka Libya, iyadoo 200 oo kalana la la’yahay

Ciidanka Badda Libya, ayaa helay mey dadka 82 ruux oo ka mid ahaa illaa 500 oo ruux, oo dadaal ugu jiray sidii ay ku ga ari lahaayen dalka Talyaaniga, ka dib mar kii Khamiistii ay ka amba baxeen Xeebaha Magaalada Zuwara.

Tahriibayaasha, ayaa la socday laba do omood oo ka wada shiraacday Xeebaha Zuwara, waxaana labadaba la sheegay in ay deggeen, markii la saaray tiro ka bad an intii loogu tala galay. Saraakiisha Lib ya, ayaa rumeysan inay dhinteen laba bo qol oo ka mid ah dadkaasi, halka weli la weysan yahay qiyaastii 180 ruux oo kale, kuwaa oo aan nolol iyo geeriba lagu hayn.

Inta badan dadkii la socday doomaha asi, ayaa la sheegay inay u kala dhashe en Syria, Bangaladesh iyo qaar ka mid ah dalalka Saxaraha ka hooseeya. Bishan August, ayaa waxaa si xoog leh u soo ba tay dadka tahriibayaasha ah ee doonaaya inay mar uun lacagta dhigaan Wadamada Qaaradda Yurub, si ay u hellaan nolol dha anta midda ka jirta dalalkii ay ka soo cara reen.

Qulqulka baaxadda leh ee dadka mag angelyo doonka ah, ayaa dareen ku dha lisay Madaxda Yurub, kuwaa oo qaylo dha anxoog leh ka muujinaaya tahriibayasha.

Haweeney aad ah loo raadinayo oo gashay dalka Britain

Waxaa dalka Britain galay Haweeney ka tirsaneyd xaasaska Horjoogayayaasha Maleeshiyaadka Daacish oo magaceeda lagu soo koobay Mr Jihaadiiste. Haweene ydaani oo u dhalatay Dalka Britain ayaa dalkaasi dib ugu laabatay ka dib markii aalada Interneedka ay ku tashkiilisay tiro dhalinyaro ah, waxa ayna ka dhex xulatay 2 dhalinyaro oo kor kala socda xaala de eda amaan.

Haweeneydaani oo qatar ku ah amaan ka dalka Britain ayaa ujeedka dib ugu laa bashadeeda dalkaasi lagu sheegay inay la xiriirto qalqal galinta amaanka Britain.

Ciidamada Sirdoonka, Militeriga iyo ku wa Booliska Britain ayaa loo gudbiyay mu uqaalada Haweeneydaasi ka tirsan Daaci sh ee Britain dib ugu soo laabatay.

Ciidamada ayaa sidoo kale baaritaano ku hayo 2 dhalinyaro oo ay u isticmaasho qaab istaaf ahaan kuwaasi oo kor kala socda xaalada Haweeneydaasi. Ugu danb eyntii, Laamaha amaanka ayaa wado ba aritaano ay ku baadi goobayaan Haweene ydaasi oo halis ku ah amaanka dalkaasi

na


WARARKA CAALMAKA


10 sano oo ka soo wareegatay duufaantii Katarina ee ku dhufatay dalka Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa habeen hore khud bad u jeediyay dadka Magaalada New Orleans gobolka Lusiana, oo muddo haatan laga joogo 10 sanadood ay dufaan daadad waaweyn watada dhulka ku dartay.

duufaantii katrina oo 10 sano ka soo wareegtay Madaxweyne Obama, ayaa ku amaanay dadka Magaalada Dhabar adeeg iyo dulqaad ku dayasho mudan oo ay kaga soo kabteen musiibadii ku dhac day sanadkii 2005tii

Duufaantaas oo loogu magac daray Ka tarina, ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 2 kun oo qof, in ka badan halmalyuun oo qofna wey ku guryo beeleen.

Madaxweyne Obama, ayaa sheegay in qaar badan oo ka mid ah Shacabka Marey kanka ay nolol maalmeedka la xarbinayaan, iyadoo weliba dhaqaalaha dalka uu soo kabanayo.

Wuxuu ka codsaday Congresska inay ansixiyaan miisaaniya dda dowladda, si looga baaqasado in howladha dowladdu ay istaagaan markii labaad muddo laba sanadood gudahooda ah, oo taasina ay dhaawacdo horumarka uu ku socdo dhaqaalaha Mareykanka VOA

Malaysia oo xir xirtay bogag xagga Internetka ah

Maamulka dalka Malaysia ayaa waxa ay xannibeen bogag internetka ah oo kooxo dibadbax ka dhan ah dowladda Sameynaayay ay doona yeen inay dabayaaqada isbuucan ay sameeyaan.

Waxay sidoo kale ku hanjabeen inay ka hortagi doonaan boga gga kale ee faafiya wararka la xiriira dibadbaxa.

Dowladda waxa ay sheegatay in kooxdaasi ay hanaanka bul shada ay caqabad ku yihiin.Kooxda waxa ay qaban qaabinayeen di badbax loogu magacdaray Bersih kaas oo ay ku dalbanayaan in ra’iisul wasaaraha Malaysia, Najib Razak uu is casilo.

Arrintan waxa ay ka dhalatay balaayiin dollar oo laga helay akoonka bangiga ra’iisul wasaaraha. BBC.

Gaarigan oo laga helay meel cidlo ah oo ka tirsan Gobo lka Burgenland Ee Bariga Austria, ayaa waxaa saarnaa meydadka 71 qof, xilli gaariga uu ku xirnaa qaboojiye.

Gaariga, ayaa waxaa loo maleynayaa in dadkaasi oo u dha shay dalka Syria uu ka soo qaaday dalka Hungary, sababo ku aadan Gobolka Burgenland oo ku dhow xuduuda Austria la leeyahay Hungary.

Booliska, ayaa sheegay meydadka la helay inay isugu jiraan 59 rag ah, sideed dumar ah iyo af ar carruur ah. Boolis ka waxay xaqi ijiy een dhammaan da dkaasi inay u dha sheen dalka Syria.

Booliska Austria, ayaa sidoo kal e sheegay inay jiraan saddex nin oo falk aasi loo xiray, ku waa oo su ’aalo la weydiinaayo. Rag ga la xir xiray waxaa looga shaki qabaa in ay ka tirsan yihiin kooxaha dadka tahriibiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Austria, haweeneyda lagu magacaabo Johanna MiklLeitner, ayaa sheegtay in loo baahan yahay si adag oo loola dagaalamo dadka wax tahriibiya.

Waxay ku baaqday inaanan laga argagaxin dhacdadan, haddii ay weli jiraan dad diyaar u ah inay tahriibayan dadka u cararaaya Wadam ada Qaaradda Yurub.Qulqulka baaxadda leh ee dadka magangelyo do onka ah, ayaa dareen ku dhalisay Madaxda Yurub, kuwaa oo qaylo dhaan xoog leh ka muujinaaya tahriibayaasha.

Ciidamada Sacuudiga oo gudaha u galay dalka Yemen, ka dib markii ay dib u riixeen Xuutiyiinta

Ciidamada Sacuudi Carabiya ayaa gudaha u galay Waqooyiga dal ka Yemen ka dib markii iskahorimaad hubeysan uu dhex maray ko oxda mucaaradka ku ah xukuumada Yemen ee Xuutiyiinta.

Kooxda mucaaradka ayaa duqeyn u geysatay deegaano ka mid ah dhulka boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana wararka ay tilmaam ayaan in ciidamo Sacudiyan ah oo uu ku jiro Jeneral uu ku dhintey duq eynta Axadii aynu ka soo gudubnay. Saraakiil u hadashay cii dam ada boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa ku tilmaamay gelitaanka ay gudaha u galeen ciidamadooda dalka Yemen in ay tahay mid waqti koo ban ku eg. Ciidamada Sacudi Carabiya ayaa duqeyn cirka iyo ah kuwo madaafiic ah waxa ay ku qaadeen saldhigyo ay dagaalyahanada mucaaradka ah ku leeyihiin gudaha dalka Yemen, hase yeeshee ciidamada daacada u ah madaxweynihii hore ee Yemen Ali Abdalla Salah ayaa sheegtay in ay awooda sare ay leeyihiin.

Dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa soo bandhigay muuqaal video ah kaasoo ay ku sheegeen in uu yahay ciidamada kumaandoosta ah ee Xuutiyiinta oo weeraraya saldhig ay ciidamada Sacudigu ku lee yihiin xadka kala qeybiya labada dal.

Muuqaalka ayaa waxaa uu soo bandhigayaa dagaalyahano qab sanaya dhisme dagaal culus kadib isla markaana gubaya gaadiid da gaal hase yeeshee dagaalyahanada ayaa dib u guranaya kadib markii ay diyaaradaha dagaalka ay ku bilaabaan duqeyn cirka ah.

Bishii July ee sanadkan ayaa dagaalyahano daacad u ah madax weyne Hadi waxa ay ka saareen dagaalyahanada Xuutiyiinta ee muca aradka ah magaalada Koofurta ku taal ee Cadan.

Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaanta dagaalka ka soconaya Ye men in ay ku naf waayeen in kabadan 4,300 oo ruux kuwaasoo kala bar ah dad rayid ah.

Janaraalo Muhiim u ahaa Dowlada oo la dilay

War na soo gaaray ayaa sheegaya in si xun loo dilay Janaaro mu hiim u ahaa dagaalada ka dhanka kooxaha xagjirka ah ee ay wado Dowlada Ciraaq. Dagaalyahan katirsan Kooxda Islaamiyiinta Daacish ayaa isku qarxiyay kolonyo gaadiid ah ay la socdeen Saraakiil katirsan Dowlada Ciraaq, waxaana weerarkaasi ismiidaaminta ah ku dhintay saraakiil sar sare oo katirsanaa Dowlada Ciraaq.

Weerraka ismiidaaminta ah ayaa shalay ka dhacay Gobolka An baar, waxaana nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo katirsanaa daa cish uu dhaxda ka galay gaadiid ay wateen saraakiil iyo ciidamo kati rsan Dowlada Ciraaq . Major General AbdulRahman AbuRegheef, oo ah taliye ku xigeenka madaxa howlgalada Anbar, iyo General Safeen Abdul Maguid, oo ah madaxa cutubka tobanaad ee ciidamada Ciraq ayaa ku dhintay Weerarkaasi Ismiidaaminta ah.

YAAB: Nin Abeeso Qaniintay oo dhiigiisa IsuBadalay . . .

Taliyaha booliiska gobolka DiiQaar ee dalka Ciraaq, SarreeyeGaas Xasan Salmaan AsSaydi ayaa dhowaan soo saaray amar ah in askari ka tirsan bilayska degmada Nejda loo beddelo rug booliis oo ku taalla cisbitaalka waxbarashada ee AlXuseyn, isla markaasna halkaas rasmig lagaga dhigo, kadib markii uu askarigani xiiseeyey in uu dhiiggiisa ugu tabarruco dadka ay abeesadu qaniinto, gaar ahaan nooceeda khatarta, iyada oo shaybaadho la sameeyeyna caddeeyeen in dhiigga ninkani uu ku habboon yahay in uu noqdo tallaal caafimaad badan oo dadka xamaaratadani qaniinto u fiican.

Qisadan ay baahisay shabakadda AlCarabiya ayaa intaas ku dartay in Askarigan lagu magacaabo Fahad Saaxib Naayif ay muddo ka hor, xilli uu hawlihiisa ciidan ku jiray ay qaniintay abeesadan oo caan ku ah sun khatar ah oo qofka ay qaniintaa dhaqso u dhinto, laakiin markii ninkan loo qaaday cisbitaal ku yaalla caasimadda Baqdaad, dhowr shaybaadh oo lagu sameeyey kadib ay dhakhaatiirtii daweynaysay ogaadeen in dhiigga ninkani uu yahay nooc dhif innagu ah oo ay suurtogal tahay in looga faa’idaysto daweynta qaniinyada abeesadan caanka ku ah saxaraha dalkaas.

Arrinta kale ee yaabka lihi waxa ay tahay in abeesadii ninkan bilowgii qaniintay ay iyadu isla markii ay qaniintayba dhimatay oo dadkii goob joogga ahaa ay arkeen, halka isaguna uu iska noolaaday isaga oo aan dhib badan tirsanayn, sababtaa awgeed ayaanay dadkii magaaladu ku naanaysaan ninkan Abu Xayah (Abeesada Aabaheed).

Ninkan oo doorbiday in uu cisbitaalkan joogo si uu dadka gobolkiisa ee abeesadu cunto uu dhiiggiisa ugu tallaalo si ay uga bogsadaan qaniinyada, illaa haddana waxa uu badbaadiyey 11 xaaladood, oo ah sagaal dumar ah iyo 3 nin.

Abeesadani in kasta oo ay dhumuc ahaan yar tahay, haddana khatarteedu aad ayaa ay u sarraysaa, waxa aanay caan ku tahay dhuumasho aan hore loo arkin iyo xawaare aad u badan oo ay ku socoto, marka ay xammaaranayso, inta badanna waxa ay firfircoonaataa habeenkii oo ay qadhaabato



MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO MAGACAABAY GOLIHIISA WASIIRADA (AKHRISO MAGACYADA)

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo saacadihii u dambeeyay laga dhowrayay inuu soo magacaabo Golihiisa Wasiirada ayaa kama dambeys caawa fiidkii ku dhawaaqay.

Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Guuleed ayaa ka kooban 24Wasiir, 24 Wasiir kuxigeen iyo afar Wasiiru dowlayaal, waxaana la filayaa inuu soo dhameystiro maalmaha soo socda xubnaha u harsan.

Xubnaha uu soo magacaabay waxaa ka mid ah Ahlusuna oo maalinimadii shalay xubno ka mid ah heshiis awood qeybsi ah la galay Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa horay uga dhamaatay muddo 45 cisho ahaa, waxaana todobaadkii hore Baarlamaanka Galmudug ay ugu kordhiyeen 15 maalmood dheeraad ah.

Galmuduwasiirada galmudug ee la magacaabay liiskooda waa kanHalkan hoose ka akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug: Eeg bogga 6aad

mudug333ka Yimid Bogga 5aad

 


Guddoomiye Muungaab oo koob guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Boondheere

Tartanka kubadda cagta ee lagu soo gabo gabeynayay tartan soo bilowday 1dii August ee sanadkan ee loo qabtay cayaartooyda17kadegmo gobolka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Isboorti, Taliyaha ciidanka booliska, Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho, kuxigeenada guddoomiyaha gobolka, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka, dadweyne aad u fara badan iyo marti sharaf kale.

Kulankii kama dambeysta ah oo ay isagu soo hareen cayaartooyda degmooyinka Boondheere iyo Waaberi, ayaa waxa ay garoonka ku soo bandhigeen kubad ay jecleysteen dhamaan daawadayaashii cayaarta, iyadoo ay ku soo idlaatay guud ahaan cayaarta 10 oo ay guusha ku raacday cayaartooyda degmada Boondheere, waxaana qeybtii dambe ee cayaarta ay min hal karaka casaanka ah qaateen labo cayaartooy oo ka kala tirsan degmooyinka Waaberi iyo Boondheere.

Guddoomiyaha isboortiga ee gobolka Banaadir Xasan Aadan Yabarow Wiish ayaa sheegay in tartankan loogu talagalay isdhexgalka bulshada, ayna joogteen doonaan tartamada nuucaani oo kale ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in tartanka uu si guul ah ku soo dhamaaday, isagoo uga mahadceliyay dhamaan intii ka qeyb qaadatay tartanka oo ay ugu horeeyaan ciidamada amniga.

"Maamulka gobalka banaadir ujeedkiisu waa in uu horumariyo is dhaxgalka bulshada iyo dhallinyarada oo la muujiyo doorkooda, soo gabo gabeynta tartankan waxa ay ku soo beegantay xilli maamulka gobolka uu labadii todobaad ee ugu dambeysay aan dhagax dhig ku sameynay qaar ka mid ah wadooyin bur bursan oo aan laami casri ah saareyno, tani waxa ay muujineysaa horumarka amniga iyo tan bulsho ee gobolka ka jirta” ayuu yiri Muungaab.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maamulka gobolka ku bogaadiyay qabashada tartamada isboorti ee nuucaani oo kale ah ee lagu dhiiri gelinayo isdhexgalka bulshada iyo dhallinyarada.

Wasiir kuxigeenka Isboorti Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga ay soo dhaweyneyso qabashada tartamada isboorti, isagoo hambalyo u diray cayaartooyda degmada Boondheere ee koobka ku guuleystay iyo kuwa degmada Waaberi ee kaalinta labaad galay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip