Burcadda Internet-ka iyo dhibaatooyinka mucjisada ah oo ay ku hayaan caalamka (Dhageyso)

0
Monday August 15, 2016 - 22:09:16 in Maqaallo by
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burcadda Internet-ka iyo dhibaatooyinka mucjisada ah oo ay ku hayaan caalamka (Dhageyso)

    Tobankii sano ee ugu dambeysay waxaa marba marka ka dambeysa sii kordheysay halista kooxaha burcadda ee jabsada Computerada caalamka iyagoo adeegsanaya aalado kala duwan isla markaana la baxaya macluumaadyada ku jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobankii sano ee ugu dambeysay waxaa marba marka ka dambeysa sii kordheysay halista kooxaha burcadda ee jabsada Computerada caalamka iyagoo adeegsanaya aalado kala duwan isla markaana la baxaya macluumaadyada ku jira.
Aaladda Internet-ka ayaa cirka ku sii shareeray burcadnimada computerada, iyadoo iminka ayba u sii tallawday dowladaha ugu waaweyn caalamka sida Mareykanka, Shiinaha, Faransiiska iyo dalalka caalamka qaarkood.

Cabdinaasir

C/Naasir Ismaaciil Sola oo ah khabiir dhinaca Computerada ah oo u waramayay idaacadda VOA-da ayaa sharaxaad ka bixiyay dhibaatooyinka kooxaha burcadda Internet-ka ku hayaan adduunka, isagoona tilmaamay in maanta uu gaaray heer adigoo Online ah lagaa daawado Computer qaarad kale yaala.

Haddaba warbixinta oo dhameystiran halkaan ka dhageyso:

Audio Player
VOA SOMALI



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip