TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
Sunday August 07, 2016 - 13:27:03 in Featured by
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos,

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Waraafinta Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Maxamed Faarax Axmed Gaatamow, agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, madax qeybeedyada iyo howlwadeenada Wasaaradda.

mar.maxamed

 ,Maamulka iyo dhammaan bahdaMaamulka  Wargeyska Mogadishut imes Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Muuse Maxamed Cismaan Dhhamaan howladeenada wargeyskaan iyo shaqaalaha iyo Maamulka WWW.Mogtimes.com, sidoo kale  Maamulk aiyo Shaqaalaha Shabadda Somaliweyn.com, Suxufiyiinta ka howlgasha warbaahinta kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa gudaha waxa ay TACSI  u dirayaan Wariye Mowliid Maxamed Sabriye oo AaBbihiiS Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Sabriye uu ku Geeriyooday magaalada Muqdisho.  Waxaayan leeyihiin Samir iyo Iimaan Saadaq ah Alle Haka Siiyo  Ehelka iyo Qarabada ,Marxuumkana Jannada Farsowzo Haka Waraabiyo

 Aamiin Aamiin Aamiin 

Innaa Lillaahi wa Inna Ileyhi Raajicuun




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip