Musharax Faadumo Cali Madar oo u Tartameysa Kursiga Golaha Deegaanka Oslo ee Dalka Norway

0
Thursday August 27, 2015 - 19:50:50 in Wararka by
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Faadumo Cali Madar oo u Tartameysa Kursiga Golaha Deegaanka Oslo ee Dalka Norway

    14 September 2015 waxa Dalka Norway ka dhacaysa doorashadii golaha Deegaan, waxa si aad ah uga dhex muuqda Faadumo Cali Madar oo Gabadha keli ah ee Soomaliyeed ee ka Sharaxan Xisbiga Shaqaalaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

14 September 2015 waxa Dalka Norway ka dhacaysa doorashadii golaha Deegaan, waxa si aad ah uga dhex muuqda Faadumo Cali Madar oo Gabadha keli ah ee Soomaliyeed ee ka Sharaxan Xisbiga Shaqaalaha.                     Faadumo Cali Madar oo mar labaad u sharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Magaalada Oslo, sidaa darteed Waa qofka Somaaliyeed ee liiska Xisbiga Shaqaalaha (AP) ugu ugu sareeya lambarkeedu waa lambar”40″.
           
Faadumo Waa Gabar Caynkee ah?
Faadumo Cali Madar oo Siyaasada Norway oo si aad ah ugu dhuun daloosha bal aan dib u Milicsano Taariikhdeeda Waxbarasho, waxay Dugsiga hoose, Dhexe Sare iyo Jaamacad ku dhameysatey Dalka Norway, waxay ka shaqeysaa Jaamacada Oslo Qaybteeda ICT oo ay masuul ka tahay

            Faadumo Cali Madar Waxay Hormuud u tahay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Norway oo ay ka wada Shaqeeyaan sidii dadka Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi ay isugu xirnaan lahaayeen oo ay u ilaalshan Dhaqankooda iyo Sumcadooda
                Faadumo Cali Madar waxay Caawisaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi gaar haan kuwa laga qaado Caruurtooda iyo kuwa kale ee haysta Dhabaatooyinka waxayna ugu Dambeyntii ka Codsatey Daka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadankaasi in ay gacan ku siiyaan sidii ay ugu guuleysan lahayd Kursigaas Golaha Deegaanka Oslo.
            Dhoorashadu waxay ku egtay 14 Sept. Fadlan Codee inta ka horaysa Taariikhdaa una codee Musharax Faadumo Ali Madar lambar 40 Xisbiga Shaqaalaha/Arbeiderpartiet
Fatima Ali Madar
Member of Oslo City Council, Labour Party
Standing Committee on Urban Development

Mobil: +47 92836041

Arbeiderpartiets bystyregruppe
Rådhuset, 0037 Oslo

Daawo Waxqabadkeed


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip