Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada oo shacabka Soomaaliyeed uga taciyadeeyey geerida Jeneraal Caare

0
Sunday July 24, 2016 - 20:15:49 in Wararka by
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada oo shacabka Soomaaliyeed uga taciyadeeyey geerida Jeneraal Caare

    Muqdisho, July 24, 2016------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Janaraa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho, July 24, 2016------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Janaraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi (Caare), oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Janaraalka ayaa ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee Xooga dalka, waxaana muddooyinkan uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.

"Janaraal Caare waxa uu ahaa shaqsi naftiisa, waqtigiisa iyo cilmigiisaba u huray sidii loo horumarin lahaa Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, dib u dhisna loogu sameyn lahaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharmarke.

Ugu dambeyntiina, Ra’iisul Wasaaraha ayaa si gaar ah tacsi ugu diray qoyska marxuumka, isaga oo dhanka kale alle uga baryay marxuum Caarel inuu janadiisa geeyo.



 
1px


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip