Bandhigga buugaagta ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair) oo socda

0
Sunday July 24, 2016 - 11:52:17 in Wararka by
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bandhigga buugaagta ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair) oo socda

    Caasimada Hargeysa waxaa shalay ka furmay bandhigga buugaagta ee sanadlaha ah ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caasimada Hargeysa waxaa shalay ka furmay bandhigga buugaagta ee sanadlaha ah ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair).
Bandhigaa oo caalami ah ayaa waxaa la qabtaa sanadkiiba mar kanina waa kii 9aad. Sanadkaan ayaa waxaa la sheegayaa in gabdho badan ay aad u soo bandhigeen buugaag ay dhawaan qoreen.

Dad kakala yimid ilaa 12 dal ayaa kasoo qeyb galay bandhigga welina waa ay soo badanayaan.

Dadkaa yimid bandhigga ayaa isugu jira abwaano, qoraayaal buugaag, turjumaano, saxafiyiin iyo diblumaasiyiin iyo weliba xirfadleyaal kale.

Xaqa masawirka/VOA


Waxaa kaloo kasoo qeyb gashay haweeneyda ah ku xigeenka safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis Ababa Itoobiya, Cate Evans.


Bandhiggaa ayaa socon doona muddo lix maalmood ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip