Aabe magaalada Hargeysa ku gubay guri ay ku jireen caruurtiisa

0
Sunday July 24, 2016 - 11:37:32 in Wararka by
  • Visits: 395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabe magaalada Hargeysa ku gubay guri ay ku jireen caruurtiisa

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ay ku geeriyootay seddex caruur ah ka dib markii aabahood uu dab qabasiiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ay ku geeriyootay seddex caruur ah ka dib markii aabahood uu dab qabasiiyay.

Aabaha ayaa la sheegay in guriga ay caruurto ku jireen uu dab qabasiiyay, waxaana wararka ay intaas ku darayaan in dhaawac culus uu soo gaaray aabaha laftigiisa.

Taliyaha guud ee ciidanka Boliiska Somaliland General Cabdillaahi Fadal iimaan ayaa warbaahinta u sheegay in saddexda caruurta ah oo ka ugu da’da weyni uu ahaa 12 sano ayna kala ahaayeen labo gabdhood iyo wiil.

General Cabdillaahi Fadal iimaan ayaa sheegay in ciidanka Boliiska Somaliland ay baaritaano ku wadaan sababta ka dambeysay falkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip