Wasiirka Gaashaandhiga Diini "Maraakiib Dagaal Hadda Ma dooneyno…" *Dhageyso*

0
Saturday July 23, 2016 - 09:51:02 in Wararka by
  • Visits: 507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhiga Diini "Maraakiib Dagaal Hadda Ma dooneyno…" *Dhageyso*

    Todobaadkaan waxa soo korortay aadna warbaahinta uhadal heysay in maraakiib ay soo iibsaneyso Dawlada Soomaaliya kuwaasi oo ilaalo ka noqonaya Xeebaha Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobaadkaan waxa soo korortay aadna warbaahinta uhadal heysay in maraakiib ay soo iibsaneyso Dawlada Soomaaliya kuwaasi oo ilaalo ka noqonaya Xeebaha Dalka.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay inaysan hadda ubaahneyn Maraakiib Soomaaliya la keeno.

Wasiir Diini waxa uu sheegay in waqtigii loo baahnaa la dhaafay oo maraakiibtaasi in la keeno aheyd Soomaaliya si ay u ilaaliyaan Xeebaha Dalka.

Isagoo sii hadlayey Wasiirka Difaaca Dalka Soomaaliya waxa uu sheegay inay jirtay Heshiis ay la galeen Hay’ad Fadhigeedu yahay Waddanka Holland wakhtigii lagu balamay ayuu sheegay heshiiskaasi in laga dib dhacay.

Mas’uuliyiinta Dawlada Soomaaliya ayaa waxay hadda umuuqdaan kuwo isku khilaafsan qaabka Maraakiibta loo keenayo Soomaaliya,lamana oga halka ay xaaladaan ku dambeyn doonto.

diini1

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip