Tahriibayaal Haween u badan oo Maydadkooda laga helay Xeebaha dalka Libya.

0
Thursday July 21, 2016 - 12:44:40 in Wararka by
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahriibayaal Haween u badan oo Maydadkooda laga helay Xeebaha dalka Libya.

    MSF Hay'adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku soo caarisay Xeebaha Libya, saacado kadib, markii ay Tahriibayaashaasi ka shiraacdeen dalka Libya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MSF Hay'adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku soo caarisay Xeebaha Libya, saacado kadib, markii ay Tahriibayaashaasi ka shiraacdeen dalka Libya.
Dadkaasi maydadka ahaa ayaa ku hoos jiray qeybta hoose ee Doonida,iyagoo ku dhex jiray goob uu shidaal daadsanaa.

Markab ilaalo ah oo ay leedahay Hay’adda MSF ayaa soo badbaadiyey 209-qof oo la socday labo dooni oo maraysay Bartamaha Badda Mediterranean Sea, Tahriibayaasha la badbaadiyey oo u badnaa kuwo ka soo jeeda dalalka Galbeedka Afrika, sida Nigeria iyo Gini ayaa la filayaa inay berri oo Jimco ah gaaraan Dekedda magaalladda Trapani ee Jesiiradda Sishilis ee dalka Talyaaniga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip