Guddoomiyaha G/Banaadir oo kormeeray Sida loo bixinayo Raashin gargaara oo la geeyay qaar ka mida degmoyinka Gobolka:-{SAWIRO}

0
Wednesday July 20, 2016 - 18:55:59 in Wararka by
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha G/Banaadir oo kormeeray Sida loo bixinayo Raashin gargaara oo la geeyay qaar ka mida degmoyinka Gobolka:-{SAWIRO}

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md: Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray sida loo qeybinayo Raashin gargaar ah oo la gaarsiiyay qaarka mida degmooyinka Gobolka oo ay ka mid yahiin Yaaqshiid, Boondheere, Waabari iyo X/Jajab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md: Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray sida loo qeybinayo Raashin gargaar ah oo la gaarsiiyay qaarka mida degmooyinka Gobolka oo ay ka mid yahiin Yaaqshiid, Boondheere, Waabari iyo X/Jajab.

Guddoomiyaha ayaakormeerkiisa waxaaku wehliyay G/ kuxigeenka Gobolka ee dhinaca siyaasadda Max’ed Axmed Diiriye yabooh ayaa waxaa uu ugu kuurgalayay qaabka raashinka deeqda ee Turkigu loo gaarsiinayo dadwaynaha ku dhaqan dagmooyinkaasi.

1-234678910111216DSCN1805DSCN1808




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip