WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA LUULYO 2016-KA

0
Saturday July 16, 2016 - 08:14:40 in Wararka by
  • Visits: 618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA LUULYO 2016-KA

    WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA TURKIGA QARAXYO IYO RASAAS LAGA MAQLAYO GUDAHA DALKAAS IYO ORDIGAN OO SHEEGAY IN LA FASHILIYEY KUWIII WEERKA GEYSTAY .. Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Turk iga ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo caa s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA TURKIGA QARAXYO IYO RASAAS LAGA MAQLAYO GUDAHA DALKAAS IYO ORDIGAN OO SHEEGAY IN LA FASHILIYEY KUWIII WEERKA GEYSTAY .. Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Turk iga ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo caa simada dalka Turkiga ee Ankara iyadoo diyaarad aha milatariga ay dul haadayaan magaalada. Ciid ama da milatariga dalka Turkiga ayaa sheegay in ay talada dalka la wareegeen si ay u il aaliyaan nidaamka dimuqraadiga ayna dhowraan xuquuqda aadanaha.

War laga sii daayay qaar ka mid ah tale efishin ada dalka Turkiga ayay milatarigu ku sheegeen in xiriirka caalamka ee uu dalka Turkiga la lahaa uu sidiisii ahaan ayo ayna muhiimada saarayaan sidii lagu soo celin lahaa sharciga iyo kala dam be yntii.Sidoo kale ciidamada ayaa sheegay in dalka ay ku soo rogeen bandow iyo xu kun deg deg ah.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdog an ayaa sheegay inuu ka guuleysan doono wax uu ku tilm aamay kacdoon ay koox yar sameeyeen. Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay taleefishin ka CNN Turk inuu ku soo jeedo M/ Ankara uuna ka dal banayo shacabka dalkiisa inay wadooyin ka is ugu soo baxaan oo ay muujiyaan taa geeradooda.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in buunda da weyn ee magaalada Istanbul Bosphorus Bridge iyo buundada Fatih Sul tan Mehmet la xirey. Laba dan buundo ay aa waxa ay isku xiriiriyaan Turkiga dhinaciisa Yurub iyo dhinaca kale ee Aasiya.

Hase yeeshee Ra’iisal Wasaare Bin ali ay aa ku hanjabay in ciidamada isku dayaya inay talada la wareegeen ay bixin doona an abaalkooda la ma rsiin doono ayna la kulmi doonaan cawaaqib xun.Bin Ali ayaa sheegay inaysan oggolaan doonin in la ca rqaladeeyo dimuqraadiyada ka jirta dalka Turkiga.Guud ahaan duulimaadyadii dal ka Turkiga ayaa la joojiyay iyadoo lagu ar kayo gaadiidka dag aalka garoonka diyaa rada ha ee MAn kara.

WARARKII UGU DANBYEYAYAA SHEEGAY IN ERDOGAN OO KA HADLAY ISTANBUL

Kumannaan qof ayaa taageero u muuj iyay dowl adda Turkiga, iyaga oo isugu soo baxay Ista nbul, Ankara. Recep Tay yip Erdogan, ayaa kasoo muu qday tilefish in gaar loo leeyahay isaga oo ay ku har eereysan yihiin taageerayaal badan kuna su gan garoonka diyaaradaha ee M/ Ista nbul. Mr Erd ogan ayaa sheegay in kuwa ka dambeeyay afge mbiga u muuqda inuu dhicisoobay, ay mut eysan doonaan ciq aab adag. Waxa uu intaa ku daray in ha dda loo baahan yahay "nadiifinta cii danka qalab ka sida ee dalkaasi”.

R/wasaaraha dalkaasi, Binali Yildirim, ayaa shee gay in xaaladda dalka ay "inta badan gacanta ugu jirto dowladda” ka dib markii ay qeyb ka mid ah mil ateriga shee geen in ay la wareegeen xuku nka dal ka. Waxaa hadda hawada dib ugu soo laab tay tel efishinka ay dowladda leedahay ee TRT, kaasoo ay ciidanka gadoodsan ka jeediyeen fariintooda. Weriyaha warka ba ahisay ayaa she egtay in qori la gu hayay marka ay akhrineysay. Kumannaan qof oo diidan iskudayga afgembi ayaa isugu soo ba xay wadooyinka Istanbul iyo Ank ara.Wakaaladda wararka ee Anadolu ay aa shee gtay in 17 askari oo boolis ah la gu dilay xarunta ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Ankara. Iyadoo sarakiil ba dan loo xiray ku lug lahaanshaha afgeb iga dhic isoobay waxaana ka osocnay turkiga magaalooyin kiisa waawe yn diba dbaxyo ballaaran oo shacaba ka same nayaan sida ay ugu xun yihiin afgembiga dhicisoobay

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Ma raykanka, John Kerry, ayaa telefoonka ku la hadlay dhigiisa Turkiga, waxaana uu u sheegay in Maraykanka uu taageersan ya hay dowladda dimuqraadiga ah ee Turki ga. Waxaa taageera noocaasi ah Turkiga u muujiyay dalalka Jarmalka, Ruush ka, iyo Qatar. Iyadoo madaxweynaha sooma aliya xasan sh. Max amuud uu canbaree yey weerarkaa dalka turkiga ay ka geyst een meletariga dalkaasi isagoo xalay ka soo saaray madaxtooyada dalka

Dhinaca kale

Turkiga ayaa waxa uu leeyahay taariiq isku day in qilaab iyadoo afgambigii ugu dambeysay ay ah aa sanadkii 1997 taas oo ay ku qasab tay in uu isc asilo ra’iisal wasaarihii xill igaas Nemettin Erbakan.

WASIIR KU XIGEENKA QORSHEYNTA OO KULAN KULA YEESHAY JAPAN ARDAYDA

Wafdi uu hogaaninayo wasiir kuxigeen ka W/Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalami ga Md.Cabdulaahi Sh.Cali isla markaana ay ku wehliyaan Agaasimaha Guud ee W/Qorsheynta, Agaa simaha Guud W/ Kal uumeysiga iyo mas’uulayiin kale , oo dha waanahan ku sugnaa dalka Jab aan , ay aa la kulmeen ardeyda wax ka dhigta dal kaasi gaar ahaan jaamacadda TICAD.

Masuulayiinta waxay warbaxin ka dhag eysteen ardeyda wax ka barta jaamcada asi ugu wayn dalkaasi jaban ee TICAD , iyadoona ardeyda ay isku jiraan Soomaal iya iyo ajaanib,waxayna arde yda soo dha weeyeen horumarka ballaaran ee ka jira dalka Soomaaliya isla markaana wasiirka, iyo mas’uulayiinta la socday wax ay arde yda su’aalo ka waydiiyeen xaalada dalka uu marayo iyo samenta qorshayaha hor umarinta qaranka.

W/Kuxigeenka ayaa uga wajaabay su’ aalaha ay waydiiyeen ardeyda ee ku qota may xaalada dalka, isgoo u sheegay xaal ada dalka in haatan ay mareeyso meel wanaagsan , horumar ballaa ran la gaaray sanadahii dambe sida dib u dhiska hay’ adda dowladda, malgashi fara badan ay sameynayaan dad Soomaaliyeed oo dal ka dib uga soo laabtay. Wasiir ayaa dhi nca kale ardeyda sharaxaad ka siiyay ha lka uu marayo qorshaha horumarinta qa ranka somaaliyeed oo muddo ka badan 30sano ka dib in dalka uu sameysto qor she 3da sano ee soo socata, iyadoo ay ku cad yah iin waxyaabo fara badan oo dalka muhiim u ah.

Dhinca kale mas’uulayiinta uu hoga aminayo Wasiir Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ayaa ka warbaxiyay kulanka ka dhacay Jaamacadda TICAD,in sidoo kale looga hadlay u diyaar garowga, shirka Africa iyo jaban ee lagu qaban doona 27 August dalka Kenya ,iyadoo shirkaasi ay ka soo qeybgalin doonan inta badan dowladda qaaradda Africa, kaasi oo ay qeybgali do onto dowladda somaaliya ,waxaana loo ga hadlayaa sidii loo horumarin karo qaar ada Afrika arrimo ay ka mid yahiin horum arinta kaabayaasha dhaqaalaha,sare u qaad ida waxbarashada,iyo xirfadalayaal ay tabarayaso,Hay”adda JICA ee dalkasi Japan.

AMNESTY: CIIDANKA AMNIGA K/SUDAN WAXAY SHACABKA U DIDAY IN AY KA BAXAN DALKA

Hay'ada Xuquuqda Aadanaha ee Amn esty International, ayaa sheegtay in ciida mada ammaan ka K/ Suudaan ay si khas ab ah shacabka wadankaas ugu diideen inay ka baxaan, iyadoo baqdin laga qabo in dalkaas uu cagaha la galo mar kale da gaallo sokeeye. Sidoo kale, Wararka ay aa sheegaya in shacanka K/Sudan laga celiyay Garoonka Diyaaradaha Caasima dda Juba iyo Soo hdinta uu dalkaasi la wa daago dalka Uganda.

Caasimadda K/Suudaan ayaa waxaa weli ka taagan khliaaf siyaasad ku dhisan oo u dhexeeya ciidammo kala taabacsan madaxweynaha dalkaas iyo ku xigeen kiisa oo horay u ahaa hogga amiyaha mu caaradka. Riek Machar oo ah madaxwey ne ku xigeenka K/Suudaan, ayaa BBCda u sheegay inaanu ku laaban doonin M/Ju ba illaa inta halkaas laga geynayo Ciidan qalaad oo Amm aankiisa suga.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka ay aa waxaa ka horyimid madaxweynaha dal kaas, Salva Kiir oo sheegay in ciidammo shisheeye ah oo oo tiro badan ay dalkaas ku sugan yihiin, kuwo kal ena aan loo baa hnayn. Salva Kiir ayaa intaas ku daray, in Riek Machar u ballanqaaday Ammaanki isa, balse aanu ka yeelin oo uu M/Juba ka baxay, iyadoo aan weli Qiyaas laga bixin karin sida ay xaaladdu noqon doonto.

Ugu dambeyn, dagaalladii dhawaan ka dhacay K/Suudaan ayaa lagu soo warra mayaa inay ku dhinteen boqolaal qof, In ka stoo xukuumaddu ay ku sheegtay had al ay soo saartay inay ku dhinteen 200qof oo keliya.

SIMINAAR LAGU BARANAYAY CILMIGA BEE RAHA OO AFGOOYE LAGU QABTAY

Siminaarkan oo sare looga qa adayay aqoon ta dhinaca cilmi ga beeraha oo uu soo qaban qa abi yay maamul ka jamacada Sala am ayaa looga qabtay ardayda wax ka barata kuliyada beeraha jam aca daas ka as oo lagu qabtay degmada Afgo oye ee G/Sh/ hoose. Ardayda ayaa la ge eyay be eraha ku yaala degmada Afgooye si simi naarka uu u noqda mid si ficil ah loogu tuso ardayda.

Prof. Cabdi Aadan Cisman, oo ka mid ah mas’uuliyiinta jaamacada oo ayaa sheegay in simin aarka uu yahay mid arda yda lagu barayo faa’idada ay leedahay ba rashada cilmiga beeraha maa daama uu wadanka uu qani uu ku yahay dhul beed eed aad u balaaran. Guddoomiyaha jam acada Salaam Dr.C/qaadir Axmed Mah ad, ayaa kula dardaarmay aydayda ka fa a’iideysatay simian arka inay ka shaqeya an horumarin wax soo saarka kheyraad ka dalka. "Barashada cilmiga beer aha waxa uu muhiim u yahay in la helo khu buro dhinaca beeraha oo aqoon u leh be eraha iyo sida wax loo beerto, marka wa xaan ku guubaabinayaa ardayda ka faa’ Iideysa tay siminaarkan ayna ku dada ala an sidii ay ugu qeyb qaadan lahaay een waxsoo saarka dalka,

TARTANKA CIYAARAHA MAAMUL GOBOLEE DYADA OO SHALAY KA FURMAY MUQDISHO

Waxaa shalay ka furmay M/Muqdisho Tartanka Ciyaaraha loogu magac daray M/G/yada, kaa soo ay ka qeyb galayaan illaa lix kooxood oo ku ciyaaraya magaca maamulada ka jira dalka. Tart ankan oo si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen W/Isb oortiga iyo Dhalinyarada, X/K/C/S. iyo M/mu lka Ciyaaraha G/Banaadir ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa la qabtay.

Inkastoo tartamadii hore loo dhigi jiray ay ahaayeen kuwo gobol walba uu magic iisa ku mata layay, hadana waxaa hal ma gac ku ciyaaraya maamul dhowr gobol matala. Madaxweynaha Soomaaliya Xas an Sh. ayaa si rasmi ah u furay tartankan oo markii u horeysay uu marti gelinayo Gobolka Banaadir.

Xulalka ciyaartoyda G/Banaadir iyo K/Galbeed ayaa lagu daah furay kulankii u horeeyay, wax aana ciyaartan oo ka dha cday garoonka Stadium Koonis ay aheyd mid xiiso laheyd oo ay dad fara badan u soo daawasho tageen. Ciyaartoyda ku ci yaareysay G/Banaadir ayaa waxay guu sha ku raacday 50, iyadoo ay ciyaartoy da G/Banaadir ay soo bandhigeen qaab ciyaareed wanaagsan. Kooxda ku ciyaar eysa magaca G/Banaadir ayaa waxay 3dhibcood ku heysaa Group A oo ay ku wa da jiraan K/Galbeed oo aan wax dhibco la heyn, iyo Puntland oo aan wali wax ciyaar ah dheelin

Maalinta berri waxaa ciyaari doona Hii raan iyo Sh/Dhexe oo hal koox ah iyo koo xda ciya artoyda Jubbaland, waxaana ay ku wada jiraan Group B, iyadoo kooxda 3aad ee Groupkaas ku jirta ay tahay Galmudug.

QM OO GUDNIINKA FIRCOONIGA AH KU SHE EGTEY MID TACADDI KU AH CARUURTA GABDHAHA AH

Waa markii 1aad ee Q/M ay sidan uga hadasho gudniinka Fircooniga ah. Mad axa hay'adda QM u qaabilsan taranka dad ka Babatunde Osotimehin ayaa gudn iin ka fircooniga ah ku tilmaamay tacaddi car uurta loo gaysto.

Waa markii 1aad ee QM .ay sidaas u sharaxdo arinta gudniinka fircooniga ah.

Caadiyanna arrintaas waxay ku tilmaami jireen meel kadhac lagu sameeyay xuquu qda aadnaha. Waraysi uu BBCda siiyay Babatunde Osotimehin ayuu ku sheegay in aan wax qiil ah loo heli karin in la jaro qayb ka mid ah jirka baniiaadamka, loona baahan yahay in la joojiyo caadadaas.

In ka badan 200 oo milyan oo haween iyo gabdho ah oo dunida ku kala nool ay aa loo gudaa gudniinka fircooniga ah. Iya ga oo laga jaro qaybo ka mid ah xubnaha taranka ee dumarka

XOOGAG KA TIRSAN ALSHABAAB OO SHALAY WEERAR GAADMO AH KU DILAY ASKAR KA TIR SAN CIIDANKA KENYA

Xoogag ka tirsan Ururka Alshabaab ayaa shalay weeraray kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciid ammo Kenya ee AMIS OM ka tirsan oo ay wehliyeen kuwo Soo maali ah, iyagoo weerarkaas ku dil ay As kar Kenyaan ah. weerarka ayaa ka dha cay deegaanka lagu magacaabo Qododo oo ku yaa la inta u dhexeysa M/Ceelwaaq iyo deganka Busaar oo ka tirsan G/Gedo.

Sidoo kale, Kolonyada gaadiidka ah ay aa la sheegay inay u socdeen Kenya iya goo kasoo Am babaxay Deegaanka Bus aar markii Weerarku Qabsaday, Waxayna Wararku intaas ku darayaan in gaadiid kan millateri uu khasaare soo gaaray.

Mas’uuliyiin iyo Shacab VOAda la had lay ayaa sheegay in Weerarku uu qarax miino ku billo wday, kaasoo lala eegtay ga adiidka ciidamadu wateen, waxaana xilli gaas ay marayeen ciida madu deegaanka Qadodo oo 10km dhinaca Bari ka xigta Degmada Ceelwaaq.

Dhanka kale, Ilowareedyo ay VOAdu soo xigatay ayaa sheegay in 2 ka tirsan Askarta Kenya ay ku dhinteen Weerarka an, sidoo kale waxaa dhawacmay 3qof oo iskugu jira Askar iyo dad shacab ah.

Ugu dambeyn, Saraakiil ka tirsan kuwa Dowladda Somaliya ee G/Gedo ayaa iyag una sheegay in 3 ka tirsan xoogaggii Alshabaab lagu dilay weerarka. Iyadoo wee rarka ka dibna uu dagaal 2 dhinac u dhex eeya qarxay, inkastoo aan la ogeyn khas aaraha ka dhashay. Waxaana badnaa dag aalyahanada al shabaab ka geystaan deeganadaasi weerarro dhabba gal ah oo waxyeelo ka soo gaarto shacabka..

WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA DOWLADDA OO SHEEGAY IN AMISOM AY SII JOOGAYAAN DALKA

W/ Ar/ Dibadda ee Soomaaliya oo ka qe yb galayay shirka Arimaha Dibadda wad amada Afrika oo ka dhacay Caasimada Kagame ee dalka Rwanda ayaa waxa uu sheegay in xilligan aysan suuragal aheyn in ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay ka baxaan dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka Milt ariga Soomaaliya iyo kuwa Nabad Sugid da ay hadda awood leeyihiin laakiin weli aysan gaarin isku filnaasho buuxda. Wa xa uu sheegay in ciidanka M/Afrika ee AMISOM ay dalka ka bixi doonaan marka ay isku filnaasho buuxda buuxda ay gaar aan ciidanka Miltariga Soomaaliya iyo kuwa Nabad Sugidda.

Dhanka kale wuxuu sheegay in dowla dda Soomaaliya aysan u dulqaadan doo nin in ciidanka AMISOM ay Tacadiyo u ge ystaan shacabka Soomaaliyeed. Dowlad da Ugand oo ah dowladda ugu badan ee ciidamo ay ka joogaan Soomaaliya ayaa dhowaan shaacisay in ciidamadeeda ay ka la bixi doonto Soomaaliya dhammaad ka sanadka 2017ka.

URURKA SUXUFIYIINTA JUBALAND OO HOGA AN CUSUB DOORTAY

Munaasibad ka dhacday M/Kismaayo oo ay kasoo qeybgaleen wariyeyaasha ka howlgalo Ju baland oo kala mataleeysay 3da gobol ee Jubaland ayaa waxay ay ku doorteen hogaan cusub oo uu yeesho ur urka suxufiyiinta Jubaland. Xilka gudoon ka ururka ayaa waxaa ku loolamayay Kha dar Max'uud Xareed iyo Max'ed Qaasim Cali Waxar, waxaana codbixintu ay u dha cday hab gacan taag ah.

Wareeggii 2aad ee codbixinta markii ay gaartay ayuu Max'ed Qaasim Waxar shee gay inuu u tanaasulay musharaxii kale ee la tartamayay, waxaana sidaa hogaanka ururka ugu guuleystay Kha dar Max'uud Xareed. Sidoo kale waxaa isla gobota gu doomiye kuxigeen loogu doortay Max'ed Qaasim Cali Waxar. xoghayaha xiriirka gobollada ururka suxufiyiinta qaranka So omaaliyeed ee NUSOJ, C/qaadir C/risaaq Soofe (Jiijiile) oo goobjoog ka ahaa doora shada ayaa sheegay in ka urur ahaan ay soo dhaweeynayaan ayna ku faraxsanyih iin sida ay u dhacday doorashada.

"Haddaan nahay ururka suxufiyiinta qar anka Soomaaliyeed, waxaan cadeeyneey naa in do orashadu u dhacday si cadaalad ah, waxaana u hambalyeeyneynaa Gudo omiyaha cusub iyo ku xigeenkiisa oo aan leenahay howl badan ayaa idiin taal," ay uu hadalkiisii raaciyay. Aadan Max'ed Salaad oo hore hogaan uga soo noqday ur urka ayaa sheegay inuu ku faraxsan yah ay sida ay do orashada u dhacday, uuna soo dhaweeynayo.

Hogaanka cusub ee ururka JIJA ayaa wa jihi doona caqabado ay kamid yihiin mide ynta wariy eyaasha ka howlgala Jubaland oo uu mudo dheer khilaaf hareeyay.

ASKARTA KENYA QAARKOOD OO DALBADAY IN LAGU SIIYO MUSHAARAAD BADAN LAD AGAALANKA ALSHABAAB

Askarta sida gaarka ah u tababaran ee Kenya (special units) oo aad ula dagaal ama AlShabaab sida hadalka loo dhigay ayaa doonaya iminka in dawlada Kenya ay u kordhiso mushaaraadka ma adaama ay shaqadaa adag qabtaan. Waxay cutub yadaasi aad uga cabanayaan mushaarka oo ku yar iyo wax magdhaw ah inaysan ku helin dhaawacyada kasoo gaara dagaal ka. Waxay sheegeen in heshiisyada ay la galaan AMISOM ay ka arkaan xaalado xu jo ah hoggaanka AMISOMna ay sidoo ka le u arkaan mid musuq badan isla marka ana ah hoggaan xun gaar ahaan madax da sare.

Askartaa ayaa ka cawday hawlgalkii Soomaaliya oo ula muuqda ayaga mid khasaaraya. 'As karta Kenya maahan fula yo laakiin si wanaagsan ayay utababaran yihiin awoodna waa leeyihiin la akin wax aa hoos u dhigta istaraatiijiyad xumo'. Wa xaa sidaa yiri mid ka mid ah madaxda sa re ee cutubyadaas cabanaya. Ayadoo ay xagga dishibiliinka ay isku celinayaan ka militari ahaan ayaa hadana waxaa ay aad uga fakaraan inayba mar qura isaga baxaan ciidamada, waa qaarkood. Qa ar ayaa sheegay in istaraatiijiyad xumo dart eed ay ugu guul dareysanayaan dagaalka ay kula jir aan AlShabaab.

Waxay ku andacoonayaan inaan wax dadaal ah lagu bixin in dib loo habeeyo bulshooyinka ku nool meelaha ay xoree yaan dagaal dhib badan markii ay ku xor eeyaan ka dib ! 'Waqti ayaan khas aarina ynaa. Askarteenu macno darro ayay ku dhimanayaan'. Sidaa ayuu yiri. Sidoo kale waxay askartu ka walaacsan yihiin daya ca heysta bulshooyinka daggan Kenya darafyada xadka Soo maaliya u dhow ga ar ahaan inta u dhexeysa Kiunga iyo La mu oo ay sheegeen in carruur badan meelahaa aysan waxba baran maadaama macalimiin yari ay ka jirto.

Waxay sheegeen in dawladaha deegaa nada iyo tan qaranba ay gabeen dadkaa. Waxay ka dhawaajiyeen arin lala yaabo oo ah in iskool meelahaa kuyaala oo 100 arday ay dhigtaan uu dhigo hal macalin oo qura. Waxay intaa kudareen in awal dhowr boqol oo arday ay dhigan jireen Is kool kaa laakiin ay ka kala tageen iminka arintaa macalimiin la'aanta ah daraadeed!

Xigasho:hiiraan.com

MADAXWEYNAHA OO DALACSIIYAY SARAA KIIL CIIDANKA BOOLISKA MID NOQOTAY

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud, Wasiirka Amniga Qaran ka, Taliyaha Ciid anka booliiska ay aa dorraad ka qeyb galay Muna as abad lagu qa batay Dugsiga Jan aral ka ahiye oo tabar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan cii danka booliska soomaaliyeed kuwaa soo mu do tabar ugu socday Dugsiga tab abar ada ciidamada booliska sooomaaliy eed ee janaraal kaa hiye

Taliyaha ciidammada Booliiska Soo maaliyeed G/Gaas Maxamed Sheekh Xas an Xaamud, ay aa sheegay in saraakiisha an cusub ay qeyb ka yihiin dib u habbeyn guud oo ku socota ciidam mada Booliska Soomaaliyeed qeybahiisa kala duwan.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Md. C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa tilm aamey in ded aal xoog leh uu sameeyey taliska ciidanka oo kaashanaya wasaara dda Amniga laguna guuleystay in si dhab ah loo fuliyo go’aankii madaxweyna ha ee dib u habeynta ciidammada Booliska Soom aaliyeed.

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Ma xamuud, ayaa ku ammaanay taliyaha ciid ammada Bool iska dedaalka uu sameey ey,waxa una u hambalyeeyey saraakiisha cusub ee nooqtay Jaamiciyi intii ugu horr eysay ee Taariikhda ka soo baxa dugsiga Jeneraalk Kaahiye. "Waxaan taliyaha ciid anka booliiska soomaaliyeed ku amaana yaa dadaalka uu sameeyay tan iyo xiligii loo magacaabay xilkan ,saraakisha tabab arka u dhamaday waxay noqonayaan jaa miciyiintii ugu horeysay ee ka qalan jibiya Taariikha Dugsiga J.kaahiye, dowladu wa xaa ka go’an sidii ay u dhisi laheed Taya da ciidanka soomaaliyeed iyo qalabkii uu ku howgali lahaa”ayuu yiri madaxwey naha Soomaaliya

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, ayaa kula dardaarmay saraa kiisha Akedee miyadda Jeneraal Kaahiye ka qalinjabisay in sida kaliya ah ay ku gu uleysan karaan in ay tahay marka ay saa xiib dhab ah ka dhigtaan shacabka Soo maaliyeed. Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa gacantiisa ugu xiray darajo laba Xid dig ah saraakiisha Qalinjabisay, isagoo sidoo kale dalacsiiyey saraakiil ka tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed, wa xaa uuna abaalmarinno uu diyaariyey tali yaha ciidanka Booliska soomaaliyeed gu ddoonsiiyey saraakiisha cusub ah ee ku soo biiray Booliska Soomaaliyeed.

NIMANKII DILAY CUMAR CALI OO XABSI DAA’IN LAGU XUKUMAY GOTHENBURG EE DALKA SWEDEN

Waxaa shalay la xukumay gacan ku dhiiglayaashii dilay Cumar Cali oo 26 jir Soomaali ahaa. Cumar waxaa la dilay 30 Oktobar ee sandkii hore isagoo lagu dilay magaa lada Göteborg xaafada Hisinge, asagoo xabado badan lagu furay waqti habeen mugdi ay aheyd. Nimankii dilay sababta ay u dileen ay aheyd inay ku kaheen qof kale, Cumar oo ku sii socday meel uu ra bay inuu ku soo ciyaabo kubbada cagta ayaa lagu hor dil ay hoolka kubbada cag ta ee Sumilaha llen.

Nimanka ayaa goobtii isaga caraay ba aritaan dheer markii ay sameeyeen bolis ka dalka swe den ayaa waxaa lagu soo qabtay nimankii ka danbeeyey dilkii ay ku dileen Cumar. shalay Maxka mada ka dha cday M/Gothenburg oo uu goob joog ka ahaa Cali Iidow oo qaraabo ay ahaayeen Ma rxuunka la dilay Ayaan inoo sheegay in nimakii lagu xukumay 18 sano ee xarig ah.

TIRADA DAD LAGU DILEY MAGAALADA NICE EE DALKA FARANSIISKA OO GARTAY 85 RUUX

Tirada dad ku dhintey ka dib markii la gu jiiray ama la dardarsiiyay baabuur iyo rasaas ka dambe ysay magaalada Nice ee dalka Faransiiska ayaa gaartay 85 ruux iyadoo dadka ku dhaawacmayna lagu she egay 50 ruux in ka badan. Dadka ayaa u dabaal degayay maalinta Bastille Day, oo ah feesto guud oo dalka Faransiiska laga sameeyo July 14keeda. Booliska Faran siiska ayaa sheegay in qofkii ka dambee yay weerarkan la toogtay.

Qofkii ka dambeeyay weerarkan ayaa la sheegay inuu 31sano jir Faransiis ah bal se asalkiisii hore uu ka soo jeedo dalka Tunisiya waxana uu ninkan dardarsiiyay dad faro badan baabuur noo ca xamuulka qaada ah isagoo kadibna rasaas ku furay dad badan oo ka badbaaday lugta ga ariga.

Qaar ka mid ah dadka ay waxyeelada soo gaartay ayaa ahaa carruur doonay say inay ka qeybg alaan xaflada maalinta caanka ah dalka Faransiiska ee Bastille Day. Hub iyo waxyaalaha qarxa ay aa la ga helay gaariga uu watay ninka ka damb eeyay falka iyadoo ururka IS ay sheegt een inay ka dambeeyeen weerarkan.

Madaxweynaha Faransiiska, ayaa wee rarkaasi ku tilmaamay mid argagixiso. Wa xa uu shee gay in Faransiisku ay ahaan doonto mid xooggan. Madaxweyne Holl ande ayaa ku hanjabay inay xoojin doon aan weerarada ay ku hayaan ururka IS.

Weerarkan ayaa ku soo beegmay ma almo kooban kadib markii uu soo dham aaday tartankii ciyaaraha kubbada cagta ee qaramada Yurub, iyadoo magaalada Nice ay ka mid ahayd maga alooyinkii tar tankan lagu qabtay.

ASKAR KENYAN AH OO LAGU LAAYAY SAL DHIG BOOLIS KU YAAL LAMU

Ugu yaraan lix askari oo uu ku jiro Tal iye Saldhig ayaa ku dhintay toogasho nin hubeysan uu ka geystay saldhig Boolis oo ku yaal waqooyi galbeed dalka Kenya.

Ninka weerarkan fuliyay ayaa lagu maga caabaa Mwalimu Omari, kaasoo ciidama da booliska ay xireen labo maalmood ka hor. Wararka ayaa sheegaya in ninkan uu dhalinyaro uga qorayay al-Sha baab deeg aanka Kapenguria oo ku yaala galbeedka Kenya.

Ninkan ayaa la sheegay in xilli habeen ah ay u suurta gashay inuu qori ka xoogo askari Boolis ah, ka dibna toogasho ku dil ay illaa lix askari. Ninkan ayaa markii da mbe baxsaday, waxaana la sheegayaa in ciidamada markii dambe ay ku guuleyst een inay dilaan. Waa weerarkii u horeey ay noociisa ee laga geysto galbeedka Ke nya, iyadoo alShabaab horay weeraro ka la duwan uga geysatay qeybo ka mid ah gudaha Kenya.

RAYSALWASAARAHA CUSUB EE INGIRIISKA OO KU DHAWAAQDAY GOLAHEDA WASIRADA

Ra’iisul wasaaraha cusub ee UK, Ther esa May ayaa u magacowday Boris Joh nson, xoghayaha arrimaha dibedda. Mr Johnson oo ah duqii hore ee London ay aa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub.

Ninka jagadaasi hayay ee Philip Ham mond, ayaa loo magacaabay wasiirka ma aliyadda, halka Amber Rudd ay noqo neyso xoghayaha arrimaha gudaha. Ra’ii sul wasaare May ayaa samaysay wasaar ad cusub oo shaqadeedu tahay hannaan ka ay Britain uga bixi lahayd Midowga Yur ub, waxaana wasiir ka ah David Davis.

Michael Fallon ayaa loo daayay xilkiisa ah xoghayaha difaaca, halka Liam Fox loo dhiibay was aarad cusub oo ku shaqa leh ganacsiga caalamiga ah. Markii ay ga artay aqalka Downing Street, ayaa Mrs May waxa ay wacad ku martay in ay hoga amineyso dowlad u shaqaysa dadka oo dhan.

Waxa ay ka hadashay baahida loo qa bo in uu midoobo xisbiga Conservativeka ka dib aftidii uu dalkaasi u qaaday Midow ga Yurub.

DONALD TRUMP OO DOORTAY PENCE OO AH GUDOOMIYE MIDIGTA FOG KA SOO JEEDA

Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Do nald Trump ayaa ku dhowaaqay in gudd oomiyaha gob olka Indiana Mike Pence uu yahay qofka uu u doo rtay inuu noqdo ku xigeenkiisa. Xulashadan oo si aad ah loo hadal hayey maalmihii tagay ayaa Tru mp waxa uu maanta ku shaaciyey bartiisa Twi tter.

"Waxaan ku faraxsanahay inaan Mike Pence u doortay inuu noqday qofka aan u doortay inuu ma daxweyne ku xigeen ii noqdo” ayuu Trump ku shee gay barta Twi tter.Trump waxa uu shaaca ka qaa day in shir jaraa’id uu qaban doono maalinta sa bti da, oo uu arrintan kaga hadli doono.

Pence waa guddoomiyaha gobolka barta maha galbeed ee Mareykanka ku yaalla ee Indiana, waa na nin aaminsan fikrada ha midigta fog.

MUDANAHA AQALKA CONGRESSKA MAREYK ANKA KEITH ELLISON OO DALBA YA IN LA BAARO TOOGASHADA 2 SOMALI AH

Mudanaha Aqalka Congresska Marey kanka ee laga soo doorto G/Minnesota Keith Ellison ayaa ka codsadey Waaxda Cadaaladda ee dalkan Marey kanka in ba aritaan lagau sameeyo toga shadii dhawaan lala eegtey rag Somali Mareykan ah, kuw aasoo ku labisnaa Khamiisyada dha qan aha an ay Islaamku gashadaan.

Dhalinyaradan ayaa ku sii socdey Sal aadda Tahajudka ee xilliga habeenki Cish aha ka dib la dukado. Abaare 2:00 habee nimo ayey dhalinyara dan isku dhaceen nin hubeysan, kaasi oo ras aas ku furey dhalinyaradan isagoo dhaawacay laba ka mid ah oo fadhidey kursiga danbe. Warar ka ayaa sheegey in ka hor into usan ragan rasasata ku furin uu ninkan ku hadlaayey ereyo han jabaad ah oo Islaam naceyb ku jiro. Booliska magaalada aya an wali aqoonsan ninka toogashada gaystey. Mud ane Allison ayaa qoraalkiisa ku sheegey in bulsha diisa gobolka, gaar ah aana gobolka oo hoy u ah Soomaalida ug u badan ee dalkan Mareykanka joo gta ay arrintan walaac ku heyso.

Waxaa kale oo uu sheegey inuu aami nsan ya hay in dhacdadan ay salka ku hey so arrimo dime ed oo keeney in dhalinyar adan la weeraro, isagoo sheegey in arr ant an ay u baahan tahay in ba aris qoto dheer lagu sameeyo.

AVV. CUMAR DHAGEY OO LOO DOORTAY GUDDOOMIY AHA GUDDIGA DORASHOYINKA

Guddiga Doorashada ee uu dhowaan magaca abay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay do ortay Guddoomiyaha Gu ddigaas, ka dib shir ay ku yeesheen M/ Muqd isho.

Avv. Cumar Maxamuud Cabdulle oo loo yaqa ano Cumar Dhagey ayaa loo doo rtay inuu noqdo Guddoomiyaha Guddiga taaba gelinta Doorashooy inka dadban ee heer Qaran. Xubnaha Guddiga oo ka ko oban 22 xubnood ayaa isku raacay inay in Avv. Cumar Dhagey u doortaan Gud doomiya ha Guddiga. Avv. Cumar Dhagey ayaa ah La Taliya ha Madaxweynaha ee dhinaca sharciga, wax aana horay u soo baxayay warar she egayay in Madax weynaha uu u magaca abay Guddoomiya ha Gudd iga doorasha da. Guddigan ayaa howshiisa tahay hirgel inta doorashada, iyadoo howsha ugu egta hay marka la soo xulo Baarlamaan cusub, kuwaa soo soo dooran doona Guddiga do ora shada Guddoonka Baarlamaanka iyo kan Madaxwey naha.

Jadwalkii dhowaan ay soo bandhigeen Madasha Wada tashiga qaran ayaa wax aa ka muuqda dib u dhac badan, maadaa ma horaanta bishan lagu wa do in la guda galo qorshayaasha doora shada.

Guddigii doorashada ee uu horay u ma gacaa bay madaxweynaha ayaa waxaa la ga saa ray Xubnihii Wasiirada, balse wax aa wali siyaasiyiinta ay dhaliilsan yihiin xu bnaha ku jira guddigan cusub oo ah kuwo u janjeera Xafiisyada Madaxda sare ee dowladda oo la rumeysan yahay inay qa ar kood musharixiin yihiin.

YACQUUB MAXAMED: "WAAN KU KALSOO NAHAY INUU SAREEYO SHARCIGA PUNTLAND MANA KA GABAN DOONO WIXII DHALIIL AH”

Mid ka mid ah siyaasiyiinta maamulka Puntland ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan xukun 4-bilo od ah oo ay maxkam adku ridday, kaddib markii la gu soo eede eyay isbedello Madaxweyne C/weli Gaas uu ku sameeyay golihii degaanka Gaal kacyo. "Waan u mahad celinayaa Looyarkey ga Saciid Cabdi Muumin iyo dadkii dhage ysanayay intii ay socotay dacwadeyda Maxkamadda” ay uu yiri siyaasiga Yacqu ub Maxamed Cabdalla oo she egay in maxkamadda ay fursad u siisay inuu iibs an karo xukun afar bil ah oo lagu riday.

Isagoo ka hadlayay eedeymihii lagu xir ay ayuu sheegay inuu u cuskaday sharci ga ka jira Puntl and, isagoona ku booriyay Madaxweyne C/Weli Ga as in hadii uusan dooneyn dhaliisha loo jeedinayo



 


 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip