DEG DEG: Ciidamada Milateriga Turkiga oo sheegay in ay la wareegeen talada dalka Turkiga

0
Saturday July 16, 2016 - 01:27:33 in Wararka by
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Ciidamada Milateriga Turkiga oo sheegay in ay la wareegeen talada dalka Turkiga

    Koox ka tirsan ciidamada Milateriga Turkiga ayaa sheegay in ay la wareegeen maamulka dalka Turkiga iyadoo la xirey buundada Istanbul waxayna diyaaradaha si hoose ugu duulayaan magaalada Ankara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox ka tirsan ciidamada Milateriga Turkiga ayaa sheegay in ay la wareegeen maamulka dalka Turkiga iyadoo la xirey buundada Istanbul waxayna diyaaradaha si hoose ugu duulayaan magaalada Ankara.

Ra’iisal wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa ku tilmaamay falka ay ku dhaqaaqeen milatariga inuu yahay mid aansharci ahayn isagoo intaa sii raaciyay inuusan afgambi ka dhicin dalka Turkiga balse waxa uu ra’iisal wasaaruhu qiray in ay ciidamada dalka la wareegeen maamulka wadanka Turkiga.

Dhamaan duulimaadyada tegeyay ama ka baxayay turkiga ayaa istaagay iyadoo rasaas laga maqlay magaalooyinka Istanbul iyo Ankara. Wararka ayaa sheegaya in taangiyo lagu arkay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Istanbul.

Wararka ayaa tilmaamaya in sraakiil sarsare oo general u badan ay ciidamada qafaasheen.

wixii warar ah oo  inagu soo kordha dib ayaan idinkua socodsiin doonaa insha allaah wararkeena danmbe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip