Deg Deg: Galmudug oo qabatay Gaari dharka ciidanka uwaday Shabaab

0
Thursday July 14, 2016 - 15:33:32 in Wararka by
  • Visits: 459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Galmudug oo qabatay Gaari dharka ciidanka uwaday Shabaab

    Saraakiisha amniga ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen Gaari dharka ciidanka dowladda uwaday Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha amniga ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen Gaari dharka ciidanka dowladda uwaday Al-shabaab.

Gaarigan oo lagu qabtay meel udhow magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa lagu soo bandhigay magaalada Gaalakacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Saraakiisha ayaa warbaahinta usheegay in Gaarigan uu waday Labiska ciidanka dowladda Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in dharkaas ay uwadeen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo ku sugan qeybo ka mid ah Galgaduud.

Maamulka Galmudug ayaanan weli faah faahin dhameystiran ka bixininGaarigan dharka ciidanka dowladda uwaday Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip