Nabadoon lagu Gowracay duleedka Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

0
Thursday July 14, 2016 - 15:26:21 in Wararka by
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon lagu Gowracay duleedka Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

    Wararka aan ka heleyno Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Nin Nabadoon ahaa oo la gowracay Meydkiisa laga helay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Nin Nabadoon ahaa oo la gowracay Meydkiisa laga helay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Marxuumkaan ayaa lagu Magacaabi Jiray Cali Santuur kaas oo can ka ahaa duleedka Baladweyne..

Waxaana falkaan uu ka dhacay Deegaan lagu Magacaabo Bisle oo dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

Lama oga cidda ka dambeysay Gowraca Ninkaasi iyo sababta loo Gowracay intaba iyadoona Meydka Ninkaas Argagax xoogan uu la soo darsiyay shacabka meesha Meydka laga helay degan.

Ma jiro wax war ah oo maamulka Gobolka Hiiraan ay ka soo saareen gowraca Nabadoonkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip