Ururka Al-Shabaab oo wacdaro ka dhigay magaalada Marka + Sawirro

0
Thursday July 14, 2016 - 14:15:18 in Wararka by
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al-Shabaab oo wacdaro ka dhigay magaalada Marka + Sawirro

    Xarunta Iskuulka Al-Raxma ee magaalada Marka waxaa ka dhacay isku soo bixi ugu weynaa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka sameeyaan halkaasi, iyadoo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo ka tirsan dadka ku dhaqan magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Iskuulka Al-Raxma ee magaalada Marka waxaa ka dhacay isku soo bixi ugu weynaa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ka sameeyaan halkaasi, iyadoo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo ka tirsan dadka ku dhaqan magaaladaasi.
Dadweynahaan oo socod ku maray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Marka ayaa waxaa hor kacayay qaar ka mid ah dagaalyahanadooda oo ku labisnaa dharka ciidamada.

Warbaahinta Al-Shabaab oo baahisay warkaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay fariisimooyin ay faarujiyeen ciidamada dowladda iyo AMISOM oo ku sugan meel aan ka fogeyn magaalada Marka.

Dhinaca kale dadweynaha magaalada Marka ayaa ka cabsi qaba in korkooda lagu dagaalamo, bacdamaa ay jiraan abaabulo dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo ay sameynayaan ciidamada huwanta iyo Al-Shabaabka ku sugan gobolka Sh/hoose.

1468470662d73541468470665cb2811468470672bd40514684706794863d




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip