Bahrain oo sheegtay in dowladda Soomaaliya ka taageerayso la dagaalanka Argagixisada.

0
Sunday June 26, 2016 - 14:07:32 in Wararka by
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahrain oo sheegtay in dowladda Soomaaliya ka taageerayso la dagaalanka Argagixisada.

    Wakaalada Wararka ee dalka Bahrain ayaa Baahisay in Bahrain dowladda Soomaaliya ay ka taageeri doonto la dagaalanka Argagixisada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakaalada Wararka ee dalka Bahrain ayaa Baahisay in Bahrain dowladda Soomaaliya ay ka taageeri doonto la dagaalanka Argagixisada.
Wasaarada arrimaha dibadda dalka Bahrain ayaa sheegtay in dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay yarayn karto weerada ay geystaan Kooxda Al-Shabaab.

 


Dowladda Bahrain ayaa sheegtay in taageerada ay siinayso dowladda Soomaaliya 

sii 

laba jibaarayso si loo sugo amniga dalka Soomaaliyeed.

 



Bahrain ayaa sheegtay in weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Soomaaliya 

aysan ka dhignayn inay amni daro ka jirto Soomaaliya, Balse taasi ay tahay mid 

daliil 

u ah falalka argagixisada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip