Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka : "Ciidamadeena waxay u diyaarsan yihiin inay la wareegaan ammaanka guud ee dalka.."

0
Saturday June 25, 2016 - 12:37:15 in Wararka by
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka : "Ciidamadeena waxay u diyaarsan yihiin inay la wareegaan ammaanka guud ee dalka.."

    Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay la wareegaan mas'uuliyada ammaanka guud ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay la wareegaan mas'uuliyada ammaanka guud ee dalka.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan inay la wareegi karaan ammaanka guud isla markaana deegaanada dhiman ay Ciidamada xoogga ka saari karaan Al-Shabaab.
21703466796_cd8bb0edea_z

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay inay marka ay AMISOM ka baxdo Soomaaliya ay si buuxdo ula wareegayaan ammaanka guud ee Soomaaliya.

 



Dhanka kale Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Maxamed Aadan oo Kulamo iyo shirar uu shir gudoominaayay ugu qeyb galay dalalka Kenya iyo Uganda, kuwaasi oo intooda badan loogu hadlay Arrimaha Ciidanka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip